Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Puntland iyo UNDP oo kala saxiixday wajiga 2aad Mashruuca Isbedelka Cimilada

Wasaarrada Deegaanka Puntland ayaa Maanta heshiis ku saabsan la qabsiga Isbadalka Cimadala la saxiixatay Hay’adda UNDP oo ka tirsan Qarmada… Sii akhri

Posted on August 9, 2016 by Dhiirane

Puntland iyo Hay,adda Care oo ka wada hadlay Fidinta Caafimaadka

Posted on August 9, 2016 by Dhiirane

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cuuke ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti uu hogaaminayo Madaxa ugu sareeya  Hay,adda Care Somalia… Sii akhri

Wasaarada Waxbarashada oo go,aan kasoo saartey iskuulka tuulada Qarxis ee Gobalka Nugaal

Posted on August 8, 2016August 8, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland post):- War kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee Puntland ayaa lagu sheegey in Wasaaraddu kala noqotey Aqoonsigii… Sii akhri

Wasaarada waxbarashada Puntland oo shaacisay Natiijada Imtixaanka fasalka 8aad

Posted on August 8, 2016August 8, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta shaacisey natiijada Imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ka dib shir jaraa,iid oo uu maanta… Sii akhri

Gudoomiyaha Godob-jiraan oo beeniyey in xilka laga qaaday

Posted on August 7, 2016August 8, 2016 by Dhiirane

Godob-jiraan (Puntlandpost):- Gudoomiyaha Degmada Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal Yuusuf Maxamed Faarax oo la hadlay warbaahinta Puntlandpost  ayaa waxba kama jiraan… Sii akhri

Puntland oo Bosaso kasoo Amba bixisay Baabuur Xamuula

Posted on August 6, 2016 by Dhiirane

Maamulka gobolka Bari iyo Kan Dekedda Bosaso ayaa si guul ah u dajiyay markabkii mucaawinada ahaa ee Turkigu ugu deeqday… Sii akhri

Xasan Sheekh oo ku baaqay joojinta colaada Koonfurta Sudan

Posted on August 6, 2016August 6, 2016 by Dhiirane

Hoggaamiyeyaasha waddamada IGAD ayaa shir deg-deg ah oo looga hadlayo xaaladda Koonfuurta Suudaan uga furmay magaalada  Addis Ababa ee xarunta… Sii akhri

Garab ka mid ah khaatumo oo ka horyimid wada hadalka Somaliland

Posted on August 5, 2016August 6, 2016 by Dhiirane

Gudoomiyaha Baarlamanka Khaatumo ayaa ka horyimid wada hadalka Wasiiro ka tirsan maamulka Cali Khaliif Galayr kula jiro Somaliland , Wuxuuna… Sii akhri

Khaatumo oo wada hadal la furtay Somaliland

Posted on August 5, 2016August 5, 2016 by Dhiirane

Khaatumo ayaa xaqiijisay wada hadal ay la fureyso Somaliland, waxaana gaarey degmada Caynaba ee Gobolka Sool wafti ka socda maamulka… Sii akhri

Markab sida deeq oo kusoo xirtey Dekeda Bosaso

Posted on August 4, 2016August 4, 2016 by Dhiirane

Bosaso:- Markab sida deeq raashin ah oo ay soo dhiibtay Dowladda Turkiga lana soo marsiiyey Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close