Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

IGAD oo warbixin kasoo saartay Khatarta Alshabab

Adis Ababa (Puntland post):- Warbixin uu soo saaray urur goboleedka IGAD ayaa looga hadlay xaaladda waddamada ku yaalla Bariga Afrika iyo… Sii akhri

Posted on August 15, 2016August 15, 2016 by Dhiirane

Barmaamij Kobcinta Ganacsiga yar-yar iyo Kuwa dhexe oo lagu daahfuray Puntland

Posted on August 15, 2016August 15, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa manta Hotel New Rays ee Magalaad Garowe lagu qabtay daahfurka Barmaamijka Kobcinta Gancsiga yar yar iyo… Sii akhri

Tababar Garowe uga furmay shaqaalaha xarumaha caafimaad ee Puntland

Posted on August 15, 2016August 15, 2016 by Dhiirane

Wasiirka  Cafimaadka Dowlada Puntland Dr.Cabdinasir Cisman Cuuke ayaa maanta tababar u furay shaqaalaha xarumaha caafimaadka Gaar ahaan kuwa ka shaqeeya … Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo tababar u furtay Tababarayaasha Kheyraadka Dabiiciga

Posted on August 15, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland post):- Waxaa maanta hoolka Wasaaradda Deeganka,Duur-joogta iyo Dalxiiska Puntland ka furmay shir ku saabsan tababarka tababarayaasha Khayraadka Dabiiciga… Sii akhri

Odayaasha dhaqanka iyo Culimada Puntland oo ka arrinsanaya siyaasadda deegaanka

Posted on August 14, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda deegaanka dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’ada caalamiga ah ee Care ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabtay kulan looga hadlayo… Sii akhri

Issimo ka horyimid wada hadalka Khaatumo iyo Somaliland

Posted on August 13, 2016 by Dhiirane

in ka badan 5 Issim oo ka mid ah kuwa gobollada Sool Sanaag iyo Cayn oo ku sugan goob madal… Sii akhri

Shacab dilay horjooge ka tirsan Alshabab

Posted on August 13, 2016August 13, 2016 by Dhiirane

Dad shacab ah ayaa ku dilay deegaanka Luuq jeeloow oo ka tirsan Gobolka Hiiraan horjooge sare oo ka tirsan Alshabab… Sii akhri

Is-diiwaan galinta doorashada Somaliland oo hoosaysa

Posted on August 13, 2016 by Dhiirane

Waxaa aad u hoosaysa is diiwaan galinta doorashada Somaliland oo sidii la rabay aanu dadku isku diiwaan galin sida ay… Sii akhri

Bosaso iyo Minneapolis oo mataanoobay

Posted on August 13, 2016August 13, 2016 by Dhiirane

Madaxda magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa heshiis mataanayn ah la saxiixday magaalada Boosaaso ee dalka Soomaaliya. Sanadkii 2014 ayay… Sii akhri

Tuulada Kala-beyr ee Gobolka Nugaal oo u dabaal-dagtay guul Ardo

Posted on August 13, 2016August 14, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Magaalada Kala-beyr oo 60 KM u jirta Garowe ayaa lagu qabtey xaflad lagu dhiiri-galinayo Ardeyda Dugsiga hoose/dhexe/Sare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close