Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Dhabaha Garoonka Diyaaradaha Garowe oo laga dhigay wado laamiya.

Wadada marinka u ah Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe oo muddo sanad ka badan dhisme uu ka socday waxaa laga dhigay… Sii akhri

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by Dhiirane

PAC oo qabatay wacyigelin ka dhan ah takoorka dadka la nool cudurka HIV/AIDS..

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by Dhiirane

Hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka (PAC), ayaa qabatay kullan looga hadlayay jojinta takoorka iyo dhaleecaynta lagu hayo dadka la nool… Sii akhri

Siyaasiin xilal kasoo qabtey Puntland oo ka hadlay colaada deegaanka Cagaarane.

Posted on December 26, 2017 by Dhiirane

Odoyaal iyo Siyaasiin xilal kala duwan kasoo qabtey maamulka Puntland oo warbaahinta PUNTLAND POST  kula hadlay magaalada Garowe ayaa baaq… Sii akhri

koob lagu maamuusayo A.U.N Gen.Maxamed Abshir oo galabta ka furmay Garowe

Posted on December 25, 2017 by Dhiirane

Waxaa galinkii dambe ee maanta ka furmay Garoonka Kubadda Cagta ee Studio Mire Awaare magaalada Garowe ciyaar lagu maamuusayo Alle… Sii akhri

Siyaasi Aadan Gaadaale oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe Gudoomiyaha guddiga ku hawlan  dhismaha wadada isku xirta Dongoroyo iyo Degmada… Sii akhri

Booliska Garowe oo ka hadlay hawlgal lagu soo qabtey 40 dhalinyaro ah

Posted on December 23, 2017 by Dhiirane

Taliyaha saldhiga dhexe ee magaalada Garowe Dhame Fardafuul Muuse Bille ayaa ka warbixiyay shaqaaqo xalay ka dhacday magaalada ka dib… Sii akhri

Dowladda hoose Garowe oo burburisay dhismayaal sharci daro ah.

Posted on December 23, 2017 by Dhiirane

Maamulka Dowladda hoose Garowe ayaa maanta burburiyay dhismayaal sharci daro ay ku tilmaameen oo ku yaala xaafadda Hodon agagaarka Togga… Sii akhri

Sidee noqday jawiga PUNTLAND ka dib guushii xulka JUBBALAND?

Posted on December 22, 2017December 23, 2017 by Dhiirane

Ka dib markey galabta xulka Jubaland ku guulaysateen tartanka kubadda cagta maamulladda dalka iyo Gobolka Banaadir uga socday magaalada Muqdisho… Sii akhri

Sheikh Daahir Awcabdi oo digniin adag u direy Baarlamanka Soomaaliya

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Dhiirane

Hadal laga soo duubay wadaadka caanka  Sheikh Daahir Aw-cabdi oo soo gaaray Warbaahinta PUNTLAND POST wuxuu si adag uga hadlay… Sii akhri

Ciidanka Puntland oo dilay ku dhawaad 20 ka tirsan Alshabab

Posted on December 20, 2017 by Dhiirane

Saldhig ay ku leeyihiin kooxaha ku dhuumalaysta buuraha Calmadow Deegaanka Madarshoon oo qiyaastii 30 KM ka durugsan tuulada Galgala ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close