Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Dayaca haysta ciidamada wadooyinka Puntland iyo fursadda ay haystaan kala dheer

Ciidamadda Waddooyinku waa mid kamida ciidamada ugu muhiimsan ciidamada Dalka inkastoo ay Puntland ka yihiin laan hoos tagta Ciidamada Booliska,… Sii akhri

Posted on July 30, 2018 by Farah

Madaxweyne Gaas oo markii ugu horaysay ka hadlay mudo kororsi Dawladiisa lagu tuhmaayo

Posted on July 18, 2018 by Farah

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horaysay ka hadlay mudo kororsi si aada dadweynuhu u aaminsan… Sii akhri

Aminiga Garowe, fadhiidnimada Booliska iyo dhaqaalaha ku baxa amniga caasimada

Posted on July 17, 2018July 17, 2018 by Farah

Garowe waa caasimada Puntland, waa magaalo laga sawirto horumarka iyo dib u dhaca hadba ka jira degaanada Puntland, magaaladan ayaa… Sii akhri

Buubaa oo sheegay in Muuse Biixi ka codsaday inuu la hadlo reer Puntland

Posted on July 16, 2018July 16, 2018 by Farah

Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka warbixiyey kulan dhawaan dhex maray isaga iyo… Sii akhri

Odayaal kasoo kicitimay Somaliland oo soo gaaray Garowe

Posted on July 12, 2018July 12, 2018 by Farah

Odayaal waxgarada oo kasoo kicitimay Somaliland ayaa soo gaaray magaalada Garowe ee caasimada Dawlada Puntland, waxayna warar soo baxaaya sheegayaan… Sii akhri

Qarax weyn oo ruxay Addis-Ababa goob uu ku sugnaa ra’iisul wasaaraha Itoobiya

Posted on June 23, 2018June 23, 2018 by Farah

Qarax aad culus ayaa goor dhawayd ka dhacay magaalada Addis-ababa ee caasimada Dalka Itoobiya xili uu socday isu-soobax balaaran oo… Sii akhri

Madaxweynaha maamul la baxay united states of Somaliland oo kusoo wajahan Garowe

Posted on June 20, 2018June 20, 2018 by Farah

Waxaa magaalada Garowe soo gaaray wafuud ka socota maamulka la baxay united States of Somaliland oo dhawaan lagaga dhawaaqay Dalka… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyey xiisada dagaal ee gobalka Sool

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Farah

Siyaasi Xassan Geerash oo kamida Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobalka Sool oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalkaas ayaa sheegay… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo gudoomiye cusub u magacaabay gobalka Sool

Posted on June 11, 2018June 11, 2018 by Farah

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa gudoomiyaha gobalka Sool u magacaabay Abuubakar Cabdi Gelle oo kamid ahaa dhalinyarada ku nool… Sii akhri

Itoobiya oo qaadatay go’aan taariikhiya oo ay Ereteriya ugu daysay dhulkii ay isku hayeen

Posted on June 6, 2018 by Farah

Dawlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay ogolaatay heshiiskii nabada ee gudiga xuduudaha caalamiga ay soo jeediyeen ayna ka bixi doonaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close