Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Markaykan oo joojiyey caawimaadii Hay’adda Qaramada Midoobey ee qaxootiga Falastiin

Masuuliyiinta Falastiin ayaa si adag u cambaareeyey go’aanka uu Maraykanku ku joojiyey caawimaadii uu siin jirey Hay’adda qaramada Midoobey ee… Sii akhri

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by Farah

Fanaanka siyaasiga ee reer Uganda Bobi wine oo caafimaad u aadey Dalka dibadiisa

Posted on September 1, 2018 by Farah

Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujiyey fanaanka noqday siyaasiga saamaynta badan Bobi wine oo ka baxaaya garoonka diyaaradaha ee… Sii akhri

Fanaanka siyaasiga noqday Bobi wine ee ruxay xukunka Madaxweynaha Uganda oo xoriyadiisa helay

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Farah

Maxkamada Sare ee Uganda oo ku taal magaalada Gulu ayaa damaanad kusii daysay mudanaha katirsan baarlamaanka Dalkaas ee lagu magacaabo Robert… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo meesha ka saaray mooshin ka dhan ahaa DP-World

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Farah

Baarlamaanka Dawlada Puntland ayaa maanta buriyey mooshin maalmahan ka oolaa shirkadda la wareegtay maamulka dekadda Bosaaso ee DP World. Mooshinkan… Sii akhri

Baxsashada maxaabiista oo kusoo badanaysa xabsiga Garowe

Posted on August 24, 2018August 24, 2018 by Farah

Sida ay warbaahinta PUNTLAND POST u xaqiijiyeen illo lagu kalsoonaan karo tiro maxaabiisa ayaa ka baxsaday maalin kahor xabsiga dhexe… Sii akhri

Gadoodka Ciidamada, Mushaar la’aanta iyo fashilka Wasiir dhaqaaje

Posted on August 13, 2018 by Farah

Inkastoo 20-kii sano ee ay jirtay Putland ay caan ku ahayd ciidamo gadooda oo qabsada goobo muhiima oo kamida xarumaha… Sii akhri

Bililiqo baahsan oo ka soconaysa magaalada Jig-jiga, xageese ku dambeeyey Cabdi Maxamuud Cumar?

Posted on August 4, 2018August 4, 2018 by Farah

Xaalka magaalada Jig-jiga ee xarunta Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa u muuqda mid faraha ka baxay kadib markii ay magaaladaas… Sii akhri

Mayorka ku-meel gaarka ee Garowe oo isaga haray tartanka doorashada duqa caasimada

Posted on August 4, 2018August 4, 2018 by Farah

Sida ay warbaahinta PUNTLAND POST ay u xaqiijiyeen illo lagu kalsoonaan karo waxaa gabi ahaanba doorashada la filaayo inay dhawaan… Sii akhri

Wasiirada iyo xildhibaanada kasoo jeeda Puntland ee DFS oo shir gaara laleh xukuumada madaxweyne Gaas

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by Farah

Wasiirada iyo xildhibaanada kasoo jeedda Puntland ee Dawlada Federaalka intooda ku sugan magaalada Garowe ayaa shir albaaabadu u xiran yihiin… Sii akhri

Shirarka Golaha wasiirada Federaalka iyo Puntland oo ka dhacaaya Garowe

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by Farah

Waxaa magaalada Garowe ee caasimada Dawlada Puntland goor dhow ka furmi doona shir labba geesooda oo ay yeelan doonaan gollaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close