Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Dawlada Soomaaliya oo heshiis la gaartay qaar kamida odayaasha Hiiraan iyo kuwa kale oo ka horyimi heshiiskaas

Baledweyne(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa goor dhawayd heshiis kula gaaray Magaalada Baledweyne sideed oday… Sii akhri

Posted on March 27, 2016March 27, 2016 by Farah

Al-shabaab oo la wareegtay degaanka Ceel-baraf ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Posted on March 27, 2016 by Farah

Ceel-baraf(Puntland Post)-Warka laga helaayo degaanka Ceel-baraf ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inay halkaas gudaha u galeen Ciidamo katirsan xarakada… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo ku hanjabtay gantaalo Nukleer ah inay ku garaaci doonto Washington

Posted on March 27, 2016March 27, 2016 by Farah

Pyongyang (Puntland Post)-Dawlada Waqooyiga Kuuriya ayaa soo saartay Muqaal loogu magac daray Jaaniskii ugu danbeeyey oo ay hanjabaad culus ugu… Sii akhri

Bosaaso oo looga diyaar garoobaayo dhagax dhiga wajiga 2-aad ee Gagida diyaaradaha

Posted on March 27, 2016March 27, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland waxaa looga diyaar garoobayaa soo dhawaynta wafuud balaaran oo ka qayb geli doonta… Sii akhri

Wada hadalada u dhaxeeya Dawlada Federaalka iyo Puntland oo ay kusoo biirayaan xubno kasocda Beesha Caalamka

Posted on March 27, 2016March 27, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa maanta laga sugaayaa wafti balaaran oo kasocda Beesha Caalamka, kuwaas oo iskugu jira… Sii akhri

Oramada Itoobiya oo samaynaaya banaan-baxyo ay ku dalbanayaan inay helaan xaquuq lamid ah tan Itoobiyaanka kale

Posted on March 26, 2016March 26, 2016 by Farah

Adis-Abeba(Puntland Post)-Telefishinka Caanka ah ee Al-jazeera ayaa baahiyey xaalad adag oo haysata Dadka oromada ah ee ku nool Bariga Dalka… Sii akhri

Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo u muuqda inuu natiijo la’aan kaga labanaayo Baledweyne

Posted on March 26, 2016March 26, 2016 by Farah

Baladweyne(Puntland Post)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiraan Waxaa maanta ka dhacay banaan-baxayo rabashado watay oo lagu diidan yahay sida Dawlada… Sii akhri

Puntland oo ku adkaysanaysa diidmada 4.5 iyo Raisul Wasaare Cumar oo wada qorshe uu kaga dhaadhicinaayo

Posted on March 26, 2016March 26, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Raysal Wasaaraha Dawlada Feraalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa kulamo gooni gooni la qaadanaaya Madaxda ugu saraysa Dawlada Puntland,… Sii akhri

Booliska Gobalka Karkaar oo ku guulaystay hawl-gal ay xalay ka sameeyeen aaga Bandar-Bayla

Posted on March 25, 2016 by Farah

Bandar-bayla(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Gobalka Karkaar ayaa hawl-gal ay kusoo qabanayaan 20 nin oo kamid ah kooxdii ka dagaalantay Toga Suuj… Sii akhri

Hawl-galo lagu adkaynaayo amaanka oo ka socda magaalooyinka waaweyn ee Puntland

Posted on March 25, 2016March 25, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntlland Post)-Magaalooyinka waaweyn ee Puntland gaar’ahaan Bosaaso, Garowe iyo Galkacayo waxaa kasocda hawl-galo waaweyn oo ay Ciidamada kala duwan ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close