Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Wafuud balaaran oo kasocda Beesha caalamka ayaa soo gaaray magaalada Garowe

Garowe,Puntland Post-Waxaa Magaalada Garowe ee Caasimada  Dawlada Puntland kusoo qulqulaaya wafuud balaaran oo ka kala socda Beesha Caalamka iyo Wadamada… Sii akhri

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by Farah

Shaqaale Turki ah oo lagu weeraray isgoyska Taleex ee Magaalada Muqdisho

Posted on March 30, 2016March 30, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Warka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhawayd shaqaale katirsan Isbitaalka Digfeer oo… Sii akhri

Camey: Puntland halkeedii ayey ka taagan tahay 4.5, mase xirmin albaabkii wada hadalku

Posted on March 30, 2016March 30, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Egn Cabdilaahi Cumar Camey oo maanta soo gaaray Magaalada Bosaaso ayaa ka hadlay arimo badan… Sii akhri

Ninkii afduubtay diyaarada Masar oo loo badinaayo inuu falkaas u sameeyey arimo Jacayl

Posted on March 29, 2016March 29, 2016 by Farah

Ciidamada amaanka Dalka Qubrus ayaa xabsiga u taxaabay ninkii afduubtay Diyaarad ay lahayd Shirkada Diyaaradaha ee Dalka Masar oo kasoo… Sii akhri

Midowga Yurub oo dhimaaya lacagtii Burundi ay kusiin jireen Ciidamada ka jooga Soomaaliya

Posted on March 29, 2016March 29, 2016 by Farah

Midowga Yurub ayaa shaaciyey inay jareen dhamaan gargaarkii ay siin jireen Dalka Burundi markii xukuumada Bujumbura ku guul daraysatay joojinta… Sii akhri

Galmudug oo sheegtay Al-shabaabkii kaga soo firxaday Puntland inay ka qabteen Maxaabiis ajaaniib ah

Posted on March 29, 2016March 29, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Maamul Gobaleedka Galmudug oo maalmihii u danbeeyey sheegaayey inay la dagaalamayaan koox katirsan Al-shabaab oo dhawaan kaga soo firxaday… Sii akhri

Markab dagaal oo faransiis ah ayaa qabtay hub tiro badan oo loo wadey Soomaaliya

Posted on March 29, 2016 by Farah

Markab dagaal oo uu leeyahay Dalka Faransiisku ayaa qabtay hub tiro badan oo loo wadey Dalka Soomaaliya, hubkan oo lagu… Sii akhri

Nin lagu dilay isagoo ku jira Masaajid ku yaala Degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho

Posted on March 28, 2016March 28, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Nin Soomaali ah oo kamid ahaa qurba joogta kasoo laabatay Dalka Kanada ayaa xalay lagu dilay isagoo ku jira… Sii akhri

At least 65 people dead and more than 300 wounded in Pakistan in a suicide blast

Posted on March 28, 2016March 28, 2016 by Farah

Pakistan(Puntland Post)-At least 65 people – mostly women and children – have been killed at a crowded park in Pakistan… Sii akhri

Ugu yaraan 65 qof oo ku dhintay iyo in ka badan 300 oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Pakistan

Posted on March 28, 2016March 28, 2016 by Farah

Pakistan(Puntland Post)-Qof naftii hure ah ayaa Magaalada Lohore ee Bariga Dalka Pakistan ku diley in ka badan 65 qof iyadoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close