Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Madaafiic caawa lagu garaacay xaafado katirsan Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Muqdisho(Puntland Post)-Caawa ayaa qaar kamid ah degmooyinka Gobalka Banaadir waxaa laga maqlay dhawaaqa madaafiic lagu garaacaayo degmooyinka Xamar Ja-jab iyo… Sii akhri

Posted on April 7, 2016 by Farah

Garowe ma tahay Magaalo u diyaarsan marti gelinta Doorashada Soomaaliya ee sanadkan dhacaysa?

Posted on April 6, 2016April 6, 2016 by Farah

Magaalada Garowe oo ahayd tan iyo 1998 Caasimada Dawlada Puntland, horayna u ahayd tan Gobalka Nugaal, kana mid ah magaalooyinka… Sii akhri

Falaqayn heshiiskii Garowe iyo Fal-celiska Dadweynaha Puntland

Posted on April 5, 2016April 5, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Sida aan la socono Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa ka dhacay hameenimadii 04/04/2016 heshiis lagu sheegay in lagu… Sii akhri

Alshabaab oo sheegatay masuuliyada weerarkii lagu dhaawacay xildhibaan katirsan Dawlada Soomaaliya

Posted on April 5, 2016April 5, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Dablay hubaysan oo wadatay gaari ayaa maanta weerar ku qaaday xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya, xili… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo goor dhow jeedinaaya khudbad loo badinaayo inuu ku dejinaayo Dadweynaha

Posted on April 5, 2016April 5, 2016 by Farah

Garoowe(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhow si toos ah Dadweynaha reer Puntland ugala hadli… Sii akhri

Cabdiraxmaan Faroole oo shaaciyey inuu yahay Murashax u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on April 4, 2016April 4, 2016 by Farah

Garoowe(Puntland Post)-Madaxweynihii hore ee Dawlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Murashax u taagan madaxweynaha… Sii akhri

Hadalka Xassan Shiikh Maxamuud ma laga yabaa inuu dib u rido heshiiskii galabta lagu saxiixi lahaa Garowe?

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by Farah

Garoowe (Puntland Post)- Warar aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo oo ka ag dhow qasriga Madaxtooyada Puntland ayaa sheegaaya… Sii akhri

hh

Dawlada Soomaaliya oo Hargeysa gaarsiisay Hal Milyan oo Doolar oo loogu talagalay wax ka qabashada abaaraha

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Oday Maxamed Xassan Xaad ah iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimada Soomaaliland iyagoo wada Hal… Sii akhri

Xassan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyey aqbalaadda hannaanka 4.5

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by Farah

Muqdisho, Puntland Post — War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Tedros-Adhanom

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya oo Garoowe soo gaaray

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by Farah

Garoowe, Puntland Post — Waxaa goor dhoweyd Garoonka Diyaaradaha ee Kanoko oo Garoowe u jira 40km ka soo degay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Edros Adhanom,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close