Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Shirka Madasha wadatashiga Qaran oo ka furmay Magaalada Muqdisho

Muqdisho(Puntland Post)-Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo looga hadlaayo Farsamada Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Sanadkan 2016 ayaa si rasmi ah… Sii akhri

Posted on April 10, 2016 by Farah

Roobka guga oo ka curtay degaano Katirsan Puntland

Posted on April 10, 2016April 10, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Guud ahaan dhulka Soomaalida  intiisa badan oo Bilihii u danbeeyey la ildarnaa abaaro aad u xoogan oo degaanada qaar… Sii akhri

Madaxda Maamuladda Dalka iyo kuwa Dawlada Soomaaliya oo Muqdisho ku leh kulamo horu-dhaca

Posted on April 9, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Madaxda Maamulada Dalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho si ay uga qayb galaan Shirka Madasha Wadatashiga… Sii akhri

Kuuriyada waqooyi oo tijaabisay gantaal gaari kara Maraykanka

Posted on April 9, 2016April 9, 2016 by Farah

Pyongyang(Puntland Post)-Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay ku guulaysatay tijaabada mashiin xambaara gantaal rido dheer oo gaari kara qaarada Amerika,… Sii akhri

Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on April 9, 2016April 9, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Waxaa goor dhawayd qarax aad u xoogan laga maqlay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho kaas oo la sheegaayo in… Sii akhri

Ragii diley Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta dil toogasho ah lagu fuliyey

Posted on April 9, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay rag loo… Sii akhri

Madaxweyne Xassan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo soo doortay ee Jabuuti

Posted on April 9, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo ku aadan dib usoo dorashadiisa u diray Madaxweynaha… Sii akhri

Minneapolis oo magaaladda Bosaaso ugu deeqday qalab muhiim ah

Posted on April 8, 2016April 8, 2016 by Farah

  Minneapolis(Puntland Post)Golaha degaanka  Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey qaraar u hor geeyey Xildhibaan… Sii akhri

Dadka reer Jabuuti oo u dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaas

Posted on April 8, 2016April 8, 2016 by Farah

Jabuuti(Puntland Post)-Gobalada kala duwan ee Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta looga dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan Madaxweyne cusub,… Sii akhri

Ciidamadda Amniga Muqdisho oo sheegay inay qabteen gaari laga tuuraayey madaafiic

Posted on April 7, 2016April 7, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa sheegay inay Caawa gacanta ku dhigeen gaari laga tuuraayey madaafiic ku dhacay Degmooyinka Waaberi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close