Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Dagaal u dhaxeeya labba Beelood oo ka dhacay duleedka Baladweyne

Baladweyne(Puntland Post)-Dagaal u dhaxeeyey labba Beelood ayaa ka dhacay meel aan sida uga fogayn Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan,… Sii akhri

Posted on April 14, 2016 by Farah

Gal-mudug iyo maleeshiyaad ku dagaalamay degmada Cadaado

Posted on April 14, 2016 by Farah

Cadaado(Puntland Post)-Shalay galab dagaal ayaa ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, markii muran xoogan dhex maray Maleeshiyaad taabacsan Dadka… Sii akhri

War-saxaafadeed: Shirkadda SOMTEL oo si aada hoos ugu dhigtay qiimaha hadalka

Posted on April 14, 2016 by Farah

Hordhac. Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Puntland, oo sida aad uga barateen markasta macaamiisheeda iyo dhamaan umaadd Puntland usoo siyaadisa adeegyo waxtar… Sii akhri

Jordan oo albaabada u laabtay xarumihii Akhwanul Muslimiinka

Posted on April 13, 2016 by Farah

Camaan(Puntland Post)-Ciidamada Nabad galyada Caasimada Jordan ee Camaan ayaa albaabada u laabay xarumihii ururka Akhwanul Muslimiin ku lahaayeen Magaaladaas. Ka… Sii akhri

Soomaliland oo ku eedaysay Dawlada Soomaaliya inay fara-gelin ku hayso arimheeda gaarka

Posted on April 13, 2016April 13, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland Cismaan Saxardiid Cadaani oo saxaafada kula hadlay xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa eedayn u jeediyey Dawlada Federaalka… Sii akhri

Bosaaso waa koriso Soomaaliyeed

Posted on April 13, 2016April 13, 2016 by Farah

Magaalada Bosaaso waa isha ama wadnaha dhaqaale ee Gobalada ku midoobay Puntland, waxaana Magaaladan ku nool dad ko dhow hal… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay 12 kamid ah Al-shabaab inay ku dileen Koonfurta Soomaaliya

Posted on April 13, 2016 by Farah

Afhayeen u hadlay Wasaarada gaashandhiga Maraykanka ee lo yaqaan Pentagon ayaa sheegay hawl-galo ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya inay ku… Sii akhri

Qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka xarunta Maamulka Gobalka Banaadir ee Muqdisho

Posted on April 11, 2016April 11, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Qarax aad u xogan ayaa goor dhawayd laga maqlay meel sidaa ugu fogayn xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Somalia executes al-Shabab journalist

Posted on April 11, 2016 by Farah

Mogadishu(Puntland Post)-Somalia has executed a journalist accused of helping members of al-Shabab kill at least five journalists in the capital.… Sii akhri

Galmudug oo sheegtay Al-shabaab inay is-abaabul xoogan kawado Koonfurta Mudug

Posted on April 10, 2016 by Farah

Cadaado(Puntland Post)-Wasiirka Amniga Maamul Gobaleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) oo la hadlaayey Warbaahinta ayaa sheegay inay Al-shabaab dhaq-dhaqaaqyo xoogan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close