Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Wasaaradda Amniga Puntland oo sara u qaaday xiriirka ay la leeday Caalamka

Garowe(Puntland Post)-Wasaaradda Amniga Dawlada Puntland ayaa wayadii danbe wadey arimo la xiriira kor u qaadista xiriirka ay Caalamka la leedahay… Sii akhri

Posted on April 24, 2016April 24, 2016 by Farah

Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya oo gudoomiyey shir looga hadlay amaanka Muqdisho

Posted on April 24, 2016April 24, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaliya Cabdiraxmaan Odawaa ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay Amaanka Caasimada Soomaaliya… Sii akhri

Gal-mudug oo sheegtay Dagaalkii Daac-dheer inay Ciidamo Itoobiyaana ku laayeen Dad rayida

Posted on April 24, 2016April 24, 2016 by Farah

Cadaado(Puntland Post)Maalinkii shalay Dagaal culus oo u dhaxeeyey Dadka degaanka Daac-dheer iyo Ciidamada looyaqaan Liyuu Boolis oo hoostaga Dawlada Degaanka… Sii akhri

Hogaamiyaha ugu wakhtiga dheer Qaarada Afrika oo doonaya in lasoo doorto 7 sano oo kale

Posted on April 24, 2016April 24, 2016 by Farah

Dadka Wadanka Equatorial Guinea ayaa maanta u dareeray Doorasho la rajaynaayo in lagu soo dooran doono Madaxweynaha ugu wakhtiga dheer… Sii akhri

Gudoomiyaha Jariiban oo ku dhaliilay Dawlada Puntland inaysan waxba u qaban Dadka abaartu saamaysay

Posted on April 24, 2016 by Farah

Jariiban(Puntland Post)-Gudoomiyaha Degmadda Jariiban ee Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Waraysi siiyey Idaacada Maxali ah oo ku taal Magaalada… Sii akhri

Saraakiil katirsan Booliska Soomaaliya oo tababar u aadey Talyaaniga

Posted on April 24, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Saraakiil katirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tababar la xariira aqoon kororsi loogu qaaday Dalka Talyaaniga, Ciidankan oo gaaraaya 30… Sii akhri

g

Xagee ku dambeeyey gurmadkii ay Dawlada Puntland u fidin lahayd Dadka la ildaran Abaaraha?

Posted on April 23, 2016April 23, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Dawlada Puntland waxay ku dhawaaqday Bartamihii Bishii Febraayo Gudiga gurmadka abaaraha oo u Madax u yahay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada… Sii akhri

Uhuru Kenyata oo 10 Milyan oo Dollar siinaya beeralayda Qaadka Mirowga

Posted on April 22, 2016 by Farah

Nairobi(Puntland Post)- Dawlada Kenya ayaa shaacisay inay Hal Bilyan oo Shilinka Kenya ah oo u dhiganta 10 milyan oo Dollar… Sii akhri

Sirdoonka Soomaaliya oo fashiliyey gawaari qaraxyo lagu fulin lahaa

Posted on April 22, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Ciidamada Sirdoonka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo lo yaqaan NISSA ayaa soo bandhigay labba gaari oo ay qaraxyo… Sii akhri

Itoobiya oo ku dhawaaqday labba maalmood oo loogu baroor-diiqaayo 208 qof oo lagu diley Dalkaas

Posted on April 20, 2016April 20, 2016 by Farah

Addis Ababa(Puntland Post)-Dawladda Itoobiya ayaa shaacisay inuu Dalkaasi geli doono Labba maalmood oo baroor-diiq Qaran ah, taas oo lagu muujin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close