Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Cumar Cabdirashiid oo maanta Baarlamaanka horgeynaaya heshiiskii hanaanka Doorashada

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta hor tegaaya Baarlamaanka Soomaaliya, si uu sharaxaad… Sii akhri

Posted on April 30, 2016 by Farah

Ciidamo diidan jogitaanka Cali Khaliif Galayr ee Buhoodle oo sheegay inay la wareegeen Magaaladaas

Posted on April 27, 2016 by Farah

Buhoodle(Puntland Post)-Ciidamo ay leeyihiin Dadka degaanka Buhoodle oo saxaafada kula hadlay Magaaladaas ayaa shaaciyey inay si buuxda ula wareegeen Amaanka… Sii akhri

Daacish oo soo duubtay muuqaal cusub oo ay ku sheegeen inay xero ciidan ka furteen Soomaaliya

Posted on April 26, 2016April 26, 2016 by Farah

Kooxda la baxday Dawlada Khilaafada Islaamka ee Daacish ayaa soo bandhigtay muqaal cusub oo ay ku sheegeen inay xero Ciidamo… Sii akhri

Wasiir Ilkajiir oo ka hadlay Cadaalad darada ba’an ee wadanka ka jirta

Posted on April 26, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Wasiirka Cadaalada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya General Cabdilaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa sheegay inay Wadanka ka jirto Cadaalad… Sii akhri

Al-shabaab oo saacado kooban la wareegay saldhig ay Ciidamada Dawladu ku lahaayeen degaanka Daynuunay

Posted on April 26, 2016 by Farah

Baydhabo(Puntland Post)-Kooxda Al-shabaab ayaa saakay soo weerartay Saldhig ay Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Daynuunay ee… Sii akhri

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaaloyinka Garowe iyo Qardho

Posted on April 25, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wararka ay Warbaahinta Puntland Post ka helayso degaano badan kamid ah Puntland ayaa sheegaya inuu si fiican uga curtay… Sii akhri

Puntland oo iska fogaysay ku lug lahaanshaha dagaalkii Degaanka Daac-dheer

Posted on April 25, 2016April 25, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Amniga Dawlada Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo maanta saxaafada kula hadlaayey Magaalada Garowe ayaa si aada iskaga fogeeyey… Sii akhri

Hay’adda nabad sugida Dawlada Soomaaliya oo sheegtay inay qabatay sarkaal Alshabaaba oo ay raadinaayeen

Posted on April 25, 2016April 25, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Dawlada Federaalka Soomaaliya ee loyaqaan NISSA ayaa sheegtay inay ku guulaysatay qabashada sarkaal katirsan… Sii akhri

Maraykanka oo 250 Askari u diraaya Dalka Suuriya

Posted on April 25, 2016 by Farah

Hanover(Puntland Post)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu go’aansaday inay 250 Askri oo si gaar ah… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Sacuudiga kula kulmay Sheekh Shariif

Posted on April 25, 2016April 25, 2016 by Farah

Riyadh(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa Magaalaa Riyadh ee Caasimada Sacuudi Carabiya kulan gaar ah kula qaatay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close