Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Al-shabaab oo xoog kula wareegay degaan katirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe

Jawhar(Puntland Post)-Kooxda Al-shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday Saldhig ay Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya ka samaysteen Degaanka Runirgood oo… Sii akhri

Posted on May 1, 2016 by Farah

Caalamka oo maanta looga dabaal-degaayo maalinta shaqaalaha Aduunka

Posted on May 1, 2016 by Farah

Waxaa Guud ahaa Caalamka maanta la fasaxay goobaha shaqadda iyadoo loo dabaald-degaayo 1-da May oo ah Maalinta shaqaalaha Aduunka, dhamaan… Sii akhri

Axmed Madoobe oo nabadooni-naaya wada hadal lagu xalinaayo khilaafkii degaanka Daac-dheer

Posted on May 1, 2016May 1, 2016 by Farah

Jigjiga(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana halkaas… Sii akhri

Dacish oo doonaysa saldhigooda ugu weyn ee Bariga Afrika inay ka samaystaan Puntland

Posted on April 30, 2016May 1, 2016 by Farah

Kooxda la baxday Dawlada Khilaafada Islaamka Dacish ayaa bilwoday inay isku fidiso Dalalka Islaamka ah ee Nugul, iyagoo Saldhigyo ka… Sii akhri

Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka faah-faahin kasiiyey heshiiskii hanaanka Doorashada

Posted on April 30, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa maanta hor tagey Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Ciidamada Soomaaliya oo dil ku xukuntay rag loo haystay qaraxyo Baydhabo ka dhacay

Posted on April 30, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Maxkamadda SareĀ  Ciidamada Qalabka sida ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay rag horay racfaan ugu qaatay Maxkamadaas… Sii akhri

Shirkadda SOMTEL oo kor u qaaday adeega isgaarsiinta , Qiimahana hoos u dhigtay

Posted on April 30, 2016April 30, 2016 by Farah

Soo kabashada iyo kor u kaca isdaba jooga ah ee ku imaanaya Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa waxaa uu noqday mid ku… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey Bosaaso

Posted on April 30, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali ayaa gaaray Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaana soo dhawaynta Madaxweynaha… Sii akhri

Jubbaland oo soo dhawaysay qaxooti kasoo laabtay Kenya

Posted on April 30, 2016April 30, 2016 by Farah

Kismaayo(Puntland Post)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ahna xarunta KMG ah Dawlada Jubbaland ayaa lagu soo dhaweeyey Qaxooti kasoo… Sii akhri

Somaliland oo dib Puntland ugu soo celisay gaari dhawaan laga dhacay

Posted on April 30, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Taliyaha Ciidamada Booliska Dawlada Puntland Jeneral Cabdirsaaq Afgaduud oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Garowe ayaa waxba kama jiraan ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close