Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Donald Trump oo u dhow inuu noqdo murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee Doorashada Madaxtinimada Maraykanka

Murashaxa Ted Cruz oo Kasoo jeeda Gobalka Texas ee Dalka Maraykanka ayaa isaga haray xulashadii Murashaxa xisbiga Jamhuuriga u ma… Sii akhri

Posted on May 4, 2016May 4, 2016 by Farah

Galmudug iyo DDSI oo ka heshiiyey Collaadii degaanka Daac-dheer

Posted on May 3, 2016 by Farah

Jigjiga(Puntland Post)-Maalmihii u danbeeyey Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya waxay wada hadalo lagu soo afjaraayo colaadii ka… Sii akhri

Maamulada ka jira Soomaaliya & Al-shabaab oo lagu eedeyey inay si isku mid ah u beegsadaan Saxafiyiinta

Posted on May 3, 2016May 3, 2016 by Farah

Warbixin maanta oo ay ku beegan tahay maalinta Xoryadda Saxaafiyiinta Aduunka 3,May,2016 ay soo saartay Hay’adda udooda xaquuqda Adamaha ee… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya heshiiskii hanaanka Doorashada Dalka

Posted on May 3, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya meel marinta Heshiisyadii Madaxda Dalku ka gareen habka ay… Sii akhri

Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo sheegay inay mar kale la wareegeen degaanka Runirgood

Posted on May 3, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inay dib ugu laabteen Degaanka Runirgood oo ay Maalmo kahor uu… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay masuuliyada madaafiic xalay saqdii dhexe lagu garaacay xerada Xalane

Posted on May 3, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Waxaa xalay saqdii dhexe laga Maqlay xeradda Xalane ee Magaalada Muqdisho oo ay degan yihiin Diblamasiyiin Caalamiya madaafiic waaweyn… Sii akhri

Gabar Soomaaliyeed oo isku gubtay xero qaxooti oo ay Australia ku leedahay Jaziirada Nauru

Posted on May 3, 2016 by Farah

Gabar Soomaaliyeed oo 21 jir ah ayaa isku gubtay xero lagu hayo Dadka Magan-gelyo doonka ee Beegsanaaya Dalka Australia, taas… Sii akhri

Farmaajo oo ku eedeyey Al-shabaab inay caqabad ku tahay Dawladnimada Soomaaliya

Posted on May 2, 2016May 2, 2016 by Farah

Raisul Wasaarihii Hore ee Dawladii KMG ahayd Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ku eedeyey Xarakadda Al-shabaab inay caqabad ku yihiin Dawladnimada… Sii akhri

Shan sano kadib Dilkii Osama Binladen Maraykanku ma gaaray hadafkiisii?

Posted on May 2, 2016May 2, 2016 by Farah

Ciidamo Si khaasa  u tababaran oo katirsan Kumaandooska Dalka Maraykanka ayaa 2-May 2011 weerar ay ku qaadeen Guri weyn oo… Sii akhri

Sarifka Doolarka iyo Maciishada oo si aada usii qaali-yoobaya Puntland

Posted on May 2, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Degaanada Puntland waxaa si aada looga dareemayaa Sara kac weyn marka lacagta Doolarka loo badelaayo Shilinka Soomaaliga, arintan ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close