Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Mareeyihii Shirkadda Somtel ee Gobalka Mudug oo Gaalkacayo lagu diley

Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa Salaadii Maqrib kadib gaarigiisa lagu dhex dilay Allaha u naxariistii Cumar Cabdulle (Cumar Dheere) oo kamid ahaa indheer… Sii akhri

Posted on May 7, 2016 by Farah

Warbaahinta Somaliland oo sheegaysa in Faroole & Sheekh Shariif lagu casumay munaasabada 18-ka May

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland ayaa sheegtay inay Dawlada Somaliland ku casuntay dabaal-dega Maalintii la yagleelay Somaliland ayna ku… Sii akhri

Korneyl Jimcaale oo ka digey in la xir-xiro Dadka ka cabanaaya sicir bararka

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Taliyaha Ciidamada Kumandooska Dawlada Puntland Korneyl Jimcaale Jaamac Takar ayaa ka digey in xarig iyo tacadiyo loo geysto Dadka… Sii akhri

Maamulka Gobalka Nugaal iyo Ganacsatada Garowe oo ku heshiiyey in dib loo furo suuq-yada

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Maamulka Gobalka Nugaal, Wax garadka Magaalada Garowe iyo Ganacsatada ayaa maanta  shir lagu lafa-guraayo tabashada Dadweynaha ee ku aada… Sii akhri

Suuq-yada Garowe oo maanta u xiran cabasho la xiriirta sacir bararka sii baahaya

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Ganacsatada yar yar ee  Magaalada Garowe ayaa maanta Albaabada u laabay Ganacsigoodii kadib markii uu kor usii kacay Sarifka… Sii akhri

Wasiirka Dhalinyaradda Soomaaliya oo ku baaqay in door muhiima Doorashada sanadkan laga siiyo Dhalinyarada

Posted on May 7, 2016 by Farah

Muqdish(Puntland Post)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DawladaFederaalka ah Cabdillaahi Xassan Nuux oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa baaq ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta kusii jeeda Dalka Jabuuti

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kusii jeeda Dalka Jabuuti si uu halkaas uga qayb galo… Sii akhri

Maxaa laga baran karaa London oo uu nin Muslima oo ay waalidkiis usoo qaxeen ka noqday duq Magaalo?

Posted on May 7, 2016 by Farah

Doorashadii Duqa Magaalada London waxaa si aada ugu guulaystay Sadiq Khan oo ah Nin Muslima oo ay Waaridkiis kasoo jeedeen… Sii akhri

Roob lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada Garowe

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa saakay abaare 5:40 subaxnimo ka curtay roob si aada loogu qabowsaday, walow uu… Sii akhri

Shirka Baarlamaanada Afrika oo ka furmay Dalka Koonfur Afrika

Posted on May 4, 2016 by Farah

Johannseburg(Puntland Post)-Shiweynaha Baarlamaanada Afrika ayaa ka furmay Magaalada Johannseburg  ee Dalka Koonfur Afrika, waxaana Shirkaas kasoo qayb galay xubno matalaayey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close