Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Dawlada Soomaaliya oo ka digtey lunsashada hantida Dawlada xiliga kala guurka

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaare Ku-xigeenka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo Warbahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ugu… Sii akhri

Posted on May 11, 2016May 11, 2016 by Farah

Dawlada Soomaaliya oo shaacisay inay bilaabatay qorista shaqaale loo qaadaayo Sacuudi Carabiya

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Wasiir Ku-xigeenka Shaqada iyo Bulshada Dawlada Federaalka ah Cismaan Libaax Ibraahim oo maanta Shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Dablay hubaysan oo xalay weeraray Guriga gudoomiyaha Somaliland u qaabilsan Gobalka Sool

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Farah

Laascaanood(Puntland Post)-Dablay hubaysan ayaa xalay saqdii dhexe rasaas ooda kaga qaaday guriga uu Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobalka Sool ka… Sii akhri

IGAD oo Dawlada Soomaaliya ku wareejisay qalab lagu maamulaayo cimilada duulimaadka

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Wasaarada Dulista Hawada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa urur Gobaleedka IGAD kala wareegtay qalab Muhiim ah oo lagu… Sii akhri

Xassan Sheekh oo sheegay inay ka adkaadeen xarakada Al-shabaab

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay ka adkadeen Kooxda Al-shabaab mudadii uu… Sii akhri

Guddiga uu Baarlamaanku u saaray heshiiskii hanaanka Doorashada oo wax ka badelaaya qodobadii Heshiiskaas

Posted on May 9, 2016May 9, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Hogaanka Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya aya Gudi ka kooban 21 xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka hada iyo 5… Sii akhri

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay qarixii ka dhacay xarunta Taraafikada Muqdisho

Posted on May 9, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Xili uu Saakay Qarax ismaadamin ah oo loo adeegsaday gaari lala beegsaday xarunta Ciidamada Taarafikada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta loo cimaamadaayo talada Jabuuti 5 sano oo kale

Posted on May 8, 2016 by Farah

Jabuuti(Puntland Post)-Magaalada Jabuuti oo ah Caasimada Dalka Jabuuti waxaa maanta ka socda munaasabad aad u balaaran oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyada… Sii akhri

Sheekh Shariif oo Gaas iyo Silaanyo kula kulmay Dalka Jabuuti

Posted on May 8, 2016May 8, 2016 by Farah

Jabuuti(Puntland Post)-Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka ah Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Hoteladda ay Magaalada Jabuuti ka degan yihiin… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Xassan Abshir Faarax

Posted on May 7, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Duqii Magaalada Muqdisho ee todobaatameeyadii, kana soo noqday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close