Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Axmed Madoobe oo Maxamuud Sayid Aadan u magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland

Kismaayo(Puntland Post)-Tigreeto uu Maanta soo saaray Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayuu ku magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Dawlada… Sii akhri

Posted on May 15, 2016May 15, 2016 by Farah

Gudiga Baarlamaanka ee turxaan bixinta heshiiskii Hanaanka Doorashada oo shegay inay ku jiraan heshiiskaas qodobo aan dastuurka waafaqsanayn

Posted on May 15, 2016May 15, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Iyadoo dhawaan Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay Gudi kasoo tala bixiya Hehiiskii Hanaanka Doorashada ee Madaxda Dawlada… Sii akhri

Ganacsatada Puntland oo diidey wax ku iibsiga lacagta shanta boqol

Posted on May 14, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Degaanada Puntland waxay ahaayeen meesha kaliya ee ay ka socoto lacagta Shanta boqol ee Shillinka Soomaaliga Guud ahaan Dalka… Sii akhri

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka digey Buundada Liiq-liiqato oo qarka u saaran inay dunto

Posted on May 14, 2016May 14, 2016 by Farah

Baladweyne(Puntland Post)-Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa kor meeray buundada Liiq-liiqato ee Magaalada Baladweyne oo laga baqsanaa maalmihii danbaba inay u dunto… Sii akhri

Somaliland oo ku eedaysay Dawlada Soomaaliya inay fara-gelinayso maalgashi lagu samayn doono Dekada Berbera

Posted on May 13, 2016May 14, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Wasiirka Ganacsiga Maamulka Somaliland Xusseen Aadan Cige(Dayr) oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyey Dawlada Soomaaliya… Sii akhri

Dawlada Puntland oo ku guulaysatay inay xakamayso sara u kacii ku yimi sarifka Doolarka

Posted on May 13, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Maalmihii u danbeeyey degaanada Puntland waxa laga dareemaayey sara u kac aad u balaaran oo ku yimi Sarifka Doolarka,… Sii akhri

Yoweri Museveni iyo Kizza Besigye oo labba maalmood oo isku xiga loo caleema saaray Madaxweynaha Uganda

Posted on May 12, 2016May 12, 2016 by Farah

Madaxweynaha Mudada dheer ee Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta loo dhaariyey shan sano oo kale inuu sii hayo… Sii akhri

Banaanbax lagaga soo horjeedo sara u kaca Doolarka iyo Maciishada oo ka dhacay Baledweyne

Posted on May 11, 2016 by Farah

Baledweyne(Puntland Post)-Banaanbax aad u balaaran oo hakad geliyey Ganacsiga iyo isku socodka Magaalada Balaweyne ayaa maanta ka dhacay Magaaladaas, kaas… Sii akhri

Gobal ku yaal Hindiya oo si aada looga carooday markii Raisul Wasaaraha Dalkaas lamid dhigay Soomaaliya

Posted on May 11, 2016 by Farah

Dadka Gobalka Koonfurta Kerala ayaa si aada uga xumaaday hadal kasoo yeeray Raisul Wasaaraha Dalka Hindiya Narendra Mod oo Gobalkaas… Sii akhri

Somaliland oo saluugtay habkii Silaanyo loogu maamusay Caleema saarkii Ismaaciil Cumar Geelle

Posted on May 11, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geeljire) oo kamid ah Gudiga ictiraaf raadinta Somaliland, xilal kala duwana kasoo qabtay Xukuumada Madaxweyne Axmed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close