Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Diyaarad ay leedahay Masar oo sidey 66 qof ayaa la layahay

Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Masar kana soo kacday Magaalada Paris ee Caasimada Dalka Faransiiska kuna soo jeeday Magaalada Qaahira… Sii akhri

Posted on May 19, 2016May 19, 2016 by Farah

Puntland oo sheegtay Laascaanood inuu ka dhacay dagaal u dhaxeeya dadka degaanka iyo Maamulka Somaliland

Posted on May 19, 2016May 19, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Warfaafinta Dawlada Puntland Maxamuud Xassan Soocadde oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa digniin u diray Maamulka Somaliland… Sii akhri

Hal qof ayaa ku dhintay rabshado lagu diidan yahay Somaliland oo maanta ka dhacay Laascaanood

Posted on May 18, 2016 by Farah

Laascanood(Puntland Post)-Maanta oo Guud ahaan degaanada Somaliland looga dabaal-degaayey Maalinkii uu Maamulkaasi ku dhawaaqay inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale,… Sii akhri

Somaliland oo maanta u dabaaldegaysa sanad guuradeedii 25-aad

Posted on May 18, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Guud ahaan degaanada Somaliland waxaa maanta siweyn looga dareemayaa sanad guurada 25-aad ee kasoo wareegtay markii dhibada loo taagay… Sii akhri

Ciidamada Booliska Kenya oo cambaarayn kala kulmay sidii ay ula dhaqmeen Dad Mudaharaadayey

Posted on May 17, 2016May 17, 2016 by Farah

Nayroobi(Puntland Post)-Dadka Kenya iyo Hay’adaha u dooda xaquuqda Aadamaha ayaa si aada u cambaareeyey sida ay Ciidamada Booliska Dalkaas ula… Sii akhri

Madaxweynaha Uganda oo wiilkiisa curadka u dalacsiiyey darajada ugu saraysa Ciidamada

Posted on May 17, 2016May 17, 2016 by Farah

Kampala(Puntland Post)-Madaxweynaha dhawaan Mar kale loo dhaariiyey taladda Dalka Uganda Yuweri Kaguta Museveni ayaa dalacsiin u sameeyey qaar kamid ah… Sii akhri

Magaalada Cadan ee Dalka Yemen oo laga mamnuucay cunista qaadka maalmaha shaqada

Posted on May 17, 2016 by Farah

Cadan(Puntland Post)-Magaalada Cadan oo kamid ah Magaalooyinka ugu waaweyn Dalka Yemen, kana mid ah Magaalooyinka loogu cunis badan yahay Qaadka… Sii akhri

Gudiga Baarlamaanku u saaray heshiiskii hanaanka Doorashada oo sheegay in aqalka sare lagu salayn doono 18-kii Gobal

Posted on May 17, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Gudiga uu Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya u saaray turxaan bixinta Heshiiskii Hanaanka Doorashada oo maalmihii u danbeeyey… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay qabashada dablay Al-shabaaba oo hargeysa ku dhaawacay sarkaal Boolis ah

Posted on May 17, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ka hadlay hawl-galo ay Ciidamadu ka sameeyeen illaa afar goobood oo katirsan Xaafadaha Magaalada… Sii akhri

Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Gudiga baarlamaanku u saaray heshiiskii Hanaanka Doorashada

Posted on May 16, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Gudi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close