Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Amal Bank,ILO iyo LED Forum ( Gudiga Hormarinta Degmooyinka) oo Maalgalin u sameeyay Ganacsato Yar –yar sanadkii labaad

Garowe(Puntland Post)-Wuxu si habsamileh  u fuliyay Bangiga Amal Barnaamijka maaligalinta fudud oo lagu caawinaayo ganacsatada yar-yar, sidii ay u hormarin… Sii akhri

Posted on June 4, 2016 by Farah

Feeryahankii qarniga Maxamed Cali Kalay oo Da’da 74 sano ku geeriyooday

Posted on June 4, 2016 by Farah

Arizona(Puntland Post)-Feeryahankii qarnigan ugu caansanaa Maxamed Cali Kalay ayaa goor dhawayd ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Gobalka Arizona ee Dalka… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray shirka madasha wadatashiga Qaran

Posted on June 4, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland post)-Shirkii maalmihii u danbeeyey ka socday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa laga soo saaray war-murtiyeed 5 qodob ka… Sii akhri

Wasiirka hawlaha guud oo xariga ka jaray guryo casriya oo caasimada Garowe laga hirgeliyey

Posted on June 3, 2016June 3, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Hawlaha guud iyo Gadiidka Dawlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa xariga ka jaray guryo Casri oo laga hirgeliyey… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo maanta laga sugaayo Magaalada Muqdisho

Posted on June 3, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Maanta oo jimce ah waxaa laga sugayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Madaxweynaha Dalka Turkiga RacepTayyip Erdoğan, oo booqasho… Sii akhri

Sarkaal kasoo jeeda Jabuuti oo loo magacaabay taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM

Posted on June 1, 2016 by Farah

Urur weynaha Midowga Afrika ayaa Jeneraal Cismaan Nuur Subagle oo kasoo jeeda Jamhuuriyada Jabuuti u Magacaabay inuu noqda taliyaha Guud… Sii akhri

Wasaarada Ganacsiga Puntland oo baaraysa tayada badeecadaha soo gala Dalka

Posted on June 1, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Ganacsiga Dawlada Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle(Indha-guran) ayaa sheegay inay Wasaaraadiisu samaysay waax ama qayb u xil saaran baarista… Sii akhri

Jubbaland oo soo bandhigtay maydka saraakiil sare oo katirsanaa Al-shabaab

Posted on June 1, 2016 by Farah

Kismaayo(Puntland Post)-Ciidamada Dawlada Gobaleedka Jubbaland ayaa hawl-galo ay ku baacsanayaan xarakada Al-shabaab ka fuliyey degaanka Buulo Gaduud oo Magaalada Kismaayo… Sii akhri

Kenaya oo shaacisay ugu danbayn bisha Nofembar inay xiri doonto xeryaha qaxootiga Dhadhaab

Posted on June 1, 2016June 1, 2016 by Farah

Nairobi(Puntland Post)-Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Kenya Joseph Nkaisserry ayaa shaaciyey inay albaabada u laabi doonaan Bisha November ee Sanadkan xeryaha… Sii akhri

Dabley hubaysan oo weeraray mid kamid ah xarumaha Dawlada Soomaaliya ku qaadayso Imtixaanka shahaadiga

Posted on June 1, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Dabley si aada u hubaysan ayaa weerar ku qaaday Iskuulka Hoose, Dhexe & Sare ee lagu magacaabo Baarbe oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close