Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-IX) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Arrintan waxay meesha ka saartay cabsi weyn oo ay markii hore qabeen qabqablayaasha oo ahayd in haddii ay shirka ka… Sii akhri

Posted on June 14, 2016June 14, 2016 by Farah

Cumar Cabdirashiid oo cambaareeyey toogashadii Orlando

Posted on June 14, 2016June 14, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa cambaareeyey toogashadii ka dhacday Baar ku yaal Magaalada Orlando… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii- VIII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 13, 2016 by Farah

Rajo xummada shirkii Mbagathi iyo wax kasta oo ka soo baxaya inaysan nuxur weyn yeelanayn marka laga soo tago hoggaamiyeyaashii… Sii akhri

Qisooyinka Quraanka (8) – Xeedhadii Reer Bani-Israa’iil

Posted on June 13, 2016June 13, 2016 by Farah

Assalamu Calaykum WW Reer Bani-Isra’iil waxa uu Allah u soo diray nabiyo badan iyo mucjisooyin sidaas oo  kale badan. Mucjisooyinkaas… Sii akhri

50 qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday Baar lagu caweeyo oo ku yaal Maraykanka

Posted on June 12, 2016 by Farah

Weerar uu geystay nin lagu Magacaabo Cumar Sadiiqi Matiin oo haysta dhalashada Dalka Maraykanka, asal ahaanse kasoo jeeda Dalka Afghanistan… Sii akhri

Rugta ganacsiga haweenka Soomaaliyeed oo lagu daah furay Magaalada Garowe

Posted on June 12, 2016June 12, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Rugta Ganacsiga Haweenka Sooomaliyeed Oo Ah Xarun Ay Kamidaysan yihiin Haween Soomaaliyeed oo ku kala sugan Magaalooyinka Muqdisho, Garoowe ,… Sii akhri

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Cadaado

Posted on June 12, 2016June 12, 2016 by Farah

Cadaado(Puntland Post)-Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada 21-aad ee Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maleeshiyaad tabacsan Maamulka Galmudug ayaa saaka ka… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii- VII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 12, 2016 by Farah

Markii  aan kala tagnay ayaan bilaabay inaan si hor leh uga fekero sheekoyinkii ninka Diplomat-ka ah ina dhex maray, waxa… Sii akhri

Gudi cusub oo loo xil saaray amaanka Gobalka Banaadir

Posted on June 12, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Afyaheenka Maamulka Gobalka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo la hadlay warbaahinta ayaaa sheegay in Gudoomiyaha Gobalka banaadir sheikh yuusuf… Sii akhri

Siyaasiyiin ku sugan Garowe oo ku baaqay in lasoo afjaro dagaalka beeleedka Dharkayn-geenyo

Posted on June 12, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wasiirkii hore ee Cadaalada Dawlada Puntland Ismaaciil Axmed Warsame oo shir jaraaid ku qabtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close