Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Xassan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi Balaaran Uu hogaaminayo ayaa goordhawady gaaray Magaalada baaydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.   Wafdiga Madaxweynaha… Sii akhri

Posted on June 22, 2016 by Farah

Shirka madasha wadatashiga qaran oo ka furmaaya magaalada Baydhabo

Posted on June 22, 2016 by Farah

Baydhabo(Puntland Post)-Waxaa maanta magaalda Baaydhabo ee xarunta Gobalka Bay lagu wadaa in uu ka furmo shirka madasha wada tashiga qaran… Sii akhri

Isku-duwihii Wasaarada qorshaynta Puntland ee Gobalka Mudug oo Galkacayo lagu dilay

Posted on June 21, 2016June 21, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)- Rag hubaysan oo aan haybtooda illaa iminka la sheegin ayaa xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacayo ku diley Allaha… Sii akhri

Gudoomiyihii hore ee Gobalka Bari iyo Ciidamo uu wato oo gaaray degaanka Carmo

Posted on June 21, 2016 by Farah

Carmo(puntland Post)-Gudoomiyihii hore ee Gobalka Bari  Cabdisamad Maxamed Galan iyo ciidamo uu hogaaminaayo ayaa saakay soo gaaray Degmada Carmo ee… Sii akhri

Masuul katirsan Maamulka Somaliland oo sheegay xog-hayihii Dawlada hoose ee Laascaanood inuu u goostay dhanka Garowe

Posted on June 20, 2016June 20, 2016 by Farah

Laascaanood(Puntland Post)-Warka aan ka helayno Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool ayaa sheegaaya inuu Magaaladaas isaga baxay xog-hayihii Dawlada Hoose ee… Sii akhri

Faallo : Waa Kuma Hogaamiyaha Saxda Ah Ee Bulsho Weyn Bad-baadin Karaa?

Posted on June 20, 2016June 20, 2016 by Farah

Waaya aragnimadu waxay ku bartaa taariikhda kusoo marta naftaada ama dalka iyo deegaankaaga ku saabsan , Waxaad murtidan ama sheekadan… Sii akhri

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XV) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 20, 2016June 20, 2016 by Farah

Uganda wax badan waxay ku celcelisay in Soomaaliya lala safto Dowlad kasta oo shirkaan ka soo baxdanna ciidamo ammaankeeda sugo… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XIV) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 19, 2016 by Farah

Ergooyinka shisheeyaha ah dabeecadda ay shirka ku joogaan guud ahaan wuxuu ahaa sidaas ann soo tilmaanay, waxaana si cad kugu… Sii akhri

An Open Letter the People of Puntland

Posted on June 19, 2016 by Farah

Somalis are no strangers to trials and tribulations, whether they be natural or manmade.  Puntland  has sought to find its… Sii akhri

Jawaari oo Baydhabo ugu sii gogol xaaraaya Shirka Madasha wadashiga Qaran

Posted on June 18, 2016 by Farah

Baydhabo(Puntland Post)-Wafdi Balaaran uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa  gaaray Maagaalada Baaydhabo ee Xarunta Gobalka Baay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close