Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Baarlamaanka Puntland oo diiday in wakhti dheeraada loogu daro Gudiga Maxkamada sare

Garowe(Puntland Post)-Dhawaan ayuu Madaweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waraaq uu u diray Baarlamaanka, mudo 4 bilooda ugu daray… Sii akhri

Posted on July 20, 2016July 20, 2016 by Farah

Agaasimaha laanta socdaalka Puntland oo sheegay inay wax badan ka badeleen shaqada Hay’adda

Posted on July 20, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Agaasimaha Cusub ee laanta socdaalka Puntland Haashim Axmed Cabbaas ayaa ka hadlay cabashooyin waayadii danbaba laga soo sheegaayey shaqada… Sii akhri

Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo murashaxa xisbiga Jamhuuriga

Posted on July 20, 2016 by Farah

Shirweynaha xisbiga jamhuuriga oo maalmihii u danbeeyey ka socday Magaalada Claveland ee Gobalka Ohio ayaa si rasmiya la iskugu raacay… Sii akhri

Warbaahinta oo si aada u qaada dhigtay xaaska Donlad Trump oo xaday khudbad ay horay u jeedisay Xaaska Obama

Posted on July 20, 2016July 20, 2016 by Farah

Warbaahinta Maraykanka ayaa si aada u qaada dhigaysa Xaaska ninka xisbiga jamhuuriga u mateli doona Doorashada madaxtinima Maraykanka Donald Trump… Sii akhri

Musharaxa Duqa Degmada Gaalkacyo Yaasiin Maxamuud Jaamac (Yaab’arag) oo la kulmay golaha degaanka

Posted on July 19, 2016July 19, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Yaasiin Maxamuud Jaamac (Yaab’arag) oo  ka mid ah Xubnaha Cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa sheegay in uu… Sii akhri

Faah-faahin: Dagaalkii ka dhacay degaanka Booda-cadde ee Gobalka Sanaag

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Farah

Iyadoo maanta uu dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu ka dhacay degaanka Booda-cadde oo qiyaastii… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda Gobalka Sanaag

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Farah

Dagaal aad u culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa saakay ka qarxay degaanka Boodacade ee Gobalka Sanaag,… Sii akhri

Qaarada Afrika oo yeelatay Baasaboor cusub

Posted on July 18, 2016 by Farah

Kigali(Puntland Post)-Qaarada Afrika ayaa markii ugu horaysay yeelanaysa Baasaboor cusub oo ka dhaxayn doona guud ahaan Qaarada Afrika, kaas oo… Sii akhri

Mudaharaadyo lagu diidan yahay Somaliland oo ka dhacay gobalada Sanaag iyo Haylaan

Posted on July 17, 2016July 17, 2016 by Farah

Badhan(Puntland Post)-Maalmihii u danbeeyey xiisad ayaa ka aloosnayd Gobalada Sanaag iyo Haylaan markii Maamulka Somaliland ay ciidamo iyo qalabka diwaangelinta… Sii akhri

Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo booqday safaarada Turkiga ee Muqdisho

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake, qaar kamida golaha Wasiirada iyo saraakiil ciidan ayaa booqday Safaarada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close