Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Caqligu ha xoroobo! Aqoontu haku celiso! WQ/: Najah Yasin Abdi

Waxaa mahad balaadhani u suggnaatay Allihii ina uumay kaasoo ina siiyey nimcooyin gaar ah oo ay ka midtahay nimcadda diinteena… Sii akhri

Posted on August 7, 2016 by Farah

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Hillary Clinton u xushay inay u matasho tartanka Doorashada

Posted on July 27, 2016 by Farah

Xisbiga Dimuqraadiga Dalka Maraykanka ayaa si rasmi ah  ugu magcaabay Hillary Clinton oo horay usoo noqotay xog hayaha arimaha dibada… Sii akhri

Xidhibaan horay uga tirsanaan jiray Baarlamaanka Soomaaliya oo fuliyey qaraxii agagaarka garoonka Muqdisho

Posted on July 26, 2016July 26, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Ex-Xaldhibaan Saalax Badbaado oo mudo 10 sano ah kasoo mid ahaa Baarlamanadii Kumeel gaarka ahaa ee Dalka soo maray… Sii akhri

Bangiga Amal oo Qardho ku qabtay munaasabad lagu maalgelinaayo ganacsatada Yar-yar(Micro-finance)

Posted on July 23, 2016July 23, 2016 by Farah

Waxaa maalintii khamiista ee ku beegnayd  21/07/2016  ka dhacay magaalada Qardho xarunta gobolka Karkaar munaasabad si heer sare ah loo… Sii akhri

Maxamuud Yaasiin Tumay oo loo doortay duqa cusub ee degmada Gaalkacayo

Posted on July 23, 2016July 23, 2016 by Farah

Galkacayo(Puntland Post)-Iyadoo maanta doorashadii duqa degmada Galkacayo ka dhacday Magaaladaas ayaa lagu doortay duqii Kumeel gaarka ahaa Maxamuud Yasiin Tumay… Sii akhri

Doorashada duqa degmada Gaalkacayo iyo ku-xigeenkiisa oo maanta socota

Posted on July 23, 2016July 23, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa Magaalada Galkacayo ee Xarunta gobalka Mudug maanta ka socoto doorashada duqa degmada Gaalkacayo oo ay u tartamayaan murashixiin… Sii akhri

Koox hubaysan oo weerartay xarun ganacsi oo ku taal Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka

Posted on July 22, 2016July 22, 2016 by Farah

Wararka ka imaanaya Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka ayaa sheegaya inay koox hubaysan ay weerartay xarun ganacsi oo ku taal… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo dib u kala qaaday ciidamadii isku hor fadhiyey Gobalka Sanaag

Posted on July 22, 2016July 22, 2016 by Farah

Sanaag(Puntland Post)-Warka naga soo gaaraya Gobalka Sanaag oo ay maalmihii u danbeeyey ka aloosnayd xiisad dagaal oo u dhaxaysa Puntland… Sii akhri

Puntland oo sheegtay inay soo dhawaysay ciidan kasoo goostay Somaliland

Posted on July 21, 2016July 21, 2016 by Farah

Dhahar(Puntland Post)-Gudoomiyaha Gobalka Haylaan Maxamed Faarax Ciise oo saxaafada la hadlay isagoo ku sugan Magaalada Dhahar ayaa sheegay inay Ciidamada… Sii akhri

Maamulka Somaliland oo wada qorshihii ugu balaarnaa oo ay ku doonayaan inay isku fidiyaan Gobalada Sool iyo Sanaag

Posted on July 21, 2016July 21, 2016 by Farah

Maamulka Somaliland ayaa labadii todobaad ee ugu danbaysay bilaabay qorshe cusub oo ay ku donayaan inay kula wareegaan guud ahaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close