Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Xawaaladda Amal Express oo sanadkii 4-aad waxbarasho ka bixinaysa Arday Gaalkacayo ku nool

Gaalkacayo(Puntland Post)-Xaflad uu soo qaban qaabiyey dugsiga sare ee Cumar Camatar isaga oo kaashanaya xawaaladda Amal Express oo katirsan bahda… Sii akhri

Posted on October 10, 2016October 10, 2016 by Farah

Bangiga Amal oo daahfuray barnaamijka ‘Hanti ku yeelo dhulkaaga hooyo”

Posted on October 9, 2016October 9, 2016 by Farah

Garoowe(Puntland Post)-Bangiga Amal ayaa magaalada Garoowe ku daahfurka barnaamij‘Hanti ku yeelo dhulkaaga hooyo”. Daahfurka barnaamijkaas waxa ka soo qaybgaleen qurbajoog… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay Gaalkacayo

Posted on October 7, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Iyadoo maanta dagaal ku dhawaad labba sacadood ka socday duleedka galbeed ee Magaalada Gaalkacayo ayaa wararka ka imaanaya waxay… Sii akhri

Bangiga AMAL oo Gaalkacayo ku qabtay munaasabad uu ku shaaciyey adeegyo cusub

Posted on October 1, 2016 by Farah

Bangiga amal ayaa ku qabtay magaalada galkacayo munaasabad uu ku daahfuraayay adeega online banking oo ah adeeg casriga oo bankigu… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay inay ku dileen weerarkii Gaalkacyo 9 ka mid ah Al-shabaab

Posted on September 29, 2016September 29, 2016 by Farah

Dawlada Maraykanka ayaa ka hadashay weerarkii ka dhacay meel dhanka Bari kaga beegan Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug, laguna… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo siyaabo kala duwan uga hadlay hawlgalkii Bariga Gaalkacayo

Posted on September 28, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Kadib hawlgalkii ay xalay Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Dawlada Puntland ka sameeyeen Bariga Magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa… Sii akhri

Ciidamada Puntland iyo koox lagu tuhunsan yahay Al-shabaab oo ku dagaalamay duleedka Gaalkacayo

Posted on September 28, 2016September 28, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Ciidamada Puntland ayaa xalay saq dhexe weerar ku qaaday meel dhanka Bari kaga beegan Magaalada Galkacayo laguna magacaabo jeexdin,… Sii akhri

Garowe oo lagu daahfuray barnaamij maalgelin iyo horumarinta ganacsiga qurba-joogta

Posted on September 27, 2016September 27, 2016 by Farah

Amal Bank  iyon Hay’adda Spark ayaa maanta magaalada Garowe ku so bandhigtay  barnaamijka maalgelinta iyo hormarinta ganasiga Qurba-joogta. Ugu horeyntii… Sii akhri

Safiirka Soomaaliya u fadhida Dalka Hindiya oo beenisay in 50 wiil oo Soomaaliyeed dil lagu xukumay

Posted on September 26, 2016 by Farah

Safiirka Soomaaliya u fadhida Dalka Hindiya Danjirad Ebyan Ladane Saalax ayaa beenisay warar maalmihii u danbeeyey ay Dadweynaha iyo saxaafada… Sii akhri

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliyeed oo sheegay in heshiiskii MOU 2009 uu badbaadiyey Badda Soomaaliya

Posted on September 24, 2016September 24, 2016 by Farah

Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed Dr Axmed Cali Daahir oo goob joog ka ahaa dhagaysiga maxkamada Cadaalada Aduunka muranka Badda u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close