Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Madaxweyne Museveni oo albaabada u laabay Jaamacada ugu weyn Uganda

Kampala(Puntland Post)-War kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Kaguta Museveni ayaa lagu sheegay in la xiray Jaamacada Makerere oo… Sii akhri

Posted on November 2, 2016 by Farah

Ciidamada Badda Puntland oo dhanka Badda ka duqeeyey kooxda haysata Qandala

Posted on November 1, 2016 by Farah

Qandala(Puntland Post)-Wararka laga helaayo degmada Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaaya in galabta Ciidamada Badda Puntland ay dhinaca badda Madaafiic… Sii akhri

Warkii ugu danbeeyey ee xaalada degmada Qandala ee Gobalka Bari

Posted on October 29, 2016 by Farah

Qandala(Puntland Post)-Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaaya in magaaladaas ay ka barakaceen Dadkii ugu badnaa ee… Sii akhri

Kooxdii qabsatay magaalada Qandala oo ka baxday iyo diyaarado dul heehaabaaya degaankaas

Posted on October 26, 2016October 26, 2016 by Farah

Qandala(Puntland Post)-Sida uu warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyey goob jooge ka gaabsaday in magaciisa la xigto oo ku sugan degmada… Sii akhri

Kooxda Daacish oo la wareegtay degmada Qandala ee Gobalka Bari

Posted on October 26, 2016October 27, 2016 by Farah

Qandala(Puntland Post)-Sida ay warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyeen illo madax banaan oo ku sugan degmada Qandala ee Gobalka Bari, waxaa… Sii akhri

Gallan oo billo uu dibad wareeg ahaa kadib heshiis la gaaraaya Gaas

Posted on October 26, 2016October 26, 2016 by Farah

Diyaar garowgii ugu xooganaa ayaa ka socda degmada Carmo ee Gobalka Bari, kaas oo loogu diyaar garoobaayo heshiis la filaayo… Sii akhri

Hay’adda astaynta maamul wanaaga & la dagaalanka musuq-maasuqa oo Bosaaso tababar ku qabatay

Posted on October 22, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Hay’adda astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka muq-maasuqa Dawlada Puntland ayaa magaalada Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari ku qabatay… Sii akhri

Maamulada Ahlusuna iyo Galmudug oo isku hor-fadhiya degaanka Godin-labe

Posted on October 12, 2016October 12, 2016 by Farah

Cadaado(Puntland Post):-Dagaal aad u kharaar ayaa labadii gelin ee maanta ku dhex maray degaanka Godinlabe ee Gobalka Galgaduud Maamulka Gobalada… Sii akhri

Shirkadda Amal oo soo kordhisay shirkad cusub oo Isgaarsiina oo la baxday Amtel

Posted on October 11, 2016October 11, 2016 by Farah

Shirkadda Amal Group oo ay hoos yimaadaan shirkadaha Amal bank, Amal express, Amal real state, Amal general trading company ayaa… Sii akhri

Mahad Cabdalla Cawad oo kamid ahaa xubnaha u tartamaaya aqalka sare oo ka dhoofay Puntland

Posted on October 10, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ah ku-xigeenka Gudoomiyaha Baarlamaanka wakhtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya, kana mid ahaa xubnihii uu dhawaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close