Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Bosaso:- Kuxigeenka 3aad Booliska Puntland oo dabley dhaawacday

Bosaaso(Puntland Post)-Waxaa goor dhawayd rag hubaysani ku toogteen Magaalada Bosaaso taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland gaashanle dhexe Jaamac Saxardiid… Sii akhri

Posted on December 15, 2016December 15, 2016 by Farah

Ciidamada Puntland oo dib ula wareegay degmada Qandala

Posted on December 7, 2016December 7, 2016 by Farah

Qandala(Puntland Post)-Ciidamada Puntland ayaa gudaha u galay degmada Qandala ee Gobalka Bari, markii ay halkaas isaga baxeen maleeshiyaadkii 26-kii October… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo qarka u saaran inay la wareegaan gacan ku haynta Qandala

Posted on December 5, 2016December 5, 2016 by Farah

Qandala(Puntland Post)-Ciidamada kala duwan ee Dawlada Puntland ayaa sii wada hawlgalo balaaran oo ay kooxda taabacsan Daacish ee uu hogaaminaayo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo kusii dhawaanaya degamada Qandala ee Gobalka Bari

Posted on December 3, 2016December 3, 2016 by Farah

Qandala(Puntland Post)-Ciidamada Dawlada Puntland ayaa si aada ugu sii dhawaanaaya Degmada Qandala ee Gobalka Bari, markii ay si toos ah… Sii akhri

Quraanjecel: 40% Dadka dega Somaliland asal ahaan Puntland ayey kasoo jeedaan

Posted on November 30, 2016November 30, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Afhayeenka Madaxtooyada Dawlada Puntland C/llaahi Maxamed Jaamac(Quraanjecel) oo la hadlay Idaacada BBC ayaa sheegay inaysan Puntland marnaba aqbali doonin… Sii akhri

Wasaaradda Maaliyada Puntland oo si aada u kordhisay canshuurta iibka

Posted on November 30, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Ganacsatada Puntland ayaa si aada uga cabanaaya koror aad u sareeya oo ay Wasaaradda Maaliyada Dawlada Puntland ku samaysay… Sii akhri

Kooxdii qabsatay Qandala oo kusii durkaysa degaano hor leh oo katirsan Gobalka Bari

Posted on November 27, 2016November 27, 2016 by Farah

Qandala, Puntland Post:- Wararka ka imaanaaya degmada Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in kooxda uu hogaaminaayo wadaadka lagu magacaabo… Sii akhri

Sarifka Dolarka Mareykanka oo meel sarre ka maraya Puntland

Posted on November 22, 2016November 22, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Sarifka Doolarka ayaa Puntland ka gaaray halkii ugu saraysay shantii maalmood ee ugu danbaysay markii Dawlada Puntland ay bilowday… Sii akhri

Shirkadda Amal oo ka jawaabtay baaqii Guddiga Takulaynta Abaaraha Gobolka Sool uguna deeqday lacag gaaraysa $10,000

Posted on November 7, 2016November 7, 2016 by Farah

Guddoomiyaha Guud ee Bangiga Amal, Saciid Cali Shire iyo Maamulaha Bangiga Amal ee Gobolka Sool, Saciid Cabdi Ducaale, ayaa deeq… Sii akhri

Donald Trump oo lagala cararay goob uu taageerayaashiisa kala hadlaayey

Posted on November 6, 2016November 6, 2016 by Farah

Murashaxa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa nabadsugidu kala carartay goob uu khudbad ka jeedinaayey oo ku taal magaalada Reno ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close