Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Madaxweyne Gaas oo lagu wado inuu booqdo degaanada ay reer miyigu u hayaameen

Bosaaso(Puntland Post)-Sida ay warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyeen illo ka ag dhaw Madaxtooyada Puntland, waxaa lagu wadaa socdaal dheer oo… Sii akhri

Posted on January 10, 2017 by Farah

Nin asalkiisu Soomaali yahay oo loo magacaabay Wasiirka socdaalka iyo qaxootiga Dalka Canada

Posted on January 10, 2017 by Farah

Axmed Xusseen oo ah Soomaaligii ugu horeeyey oo kamid noqda Baarlamaanka Dalka Canada ayaa loo magacaabay Wasiirka Socdaalka, qaxootiga iyo… Sii akhri

Amal Group oo $30,000 ugu deeqday mashruuca koronto gelinta Gagida Diyaaradaha Garowe

Posted on January 8, 2017January 8, 2017 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Munaasbad ballaaran ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee uu bangiga amal ku leeyahay magaalada Garoowe munaasabadaan ayaa bangiga Amal… Sii akhri

Gabar wariye ah oo ku guulaysatay xubin kamida xildhibaanada Aqalka sare

Posted on January 8, 2017January 8, 2017 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Iyadoo maanta  magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ka bilaabatay doorashada xildhibaanada aqalka sare u matelaaya Beelaha waqooyi ayaa waxaa… Sii akhri

Xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland oo Bosaaso lagu dilay

Posted on December 25, 2016December 25, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Waxaa goor dhawayd magaalada Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari lagu dilay xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland… Sii akhri

Madasha wadatashiga Qaran oo 18 xubnood ku kordhisay aqalka sare

Posted on December 25, 2016December 25, 2016 by Farah

Madaxda la baxay madasha wadatashiga Qaran oo ka kooba Madaxda sare ee Dawlada Federaalka iyo kuwa Maamulada ka jira Soomaaliya… Sii akhri

Shirkadda AMAL oo toban kun oo Doolar ugu deeqday gudiga gurmadka abaaraha Gobalka Mudug

Posted on December 24, 2016December 24, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Bangiga AMAL ayaa $10,000(Toban kun oo Doolar) ugu deeqay gudiga gurmadka abaaraha ka jira Gobalka Mudug, waxaana lagu qabtay… Sii akhri

Dawlada Imaaraadka carabta oo saldhig ciidan ka samaysanaysa Berbera

Posted on December 24, 2016December 24, 2016 by Farah

Warar soo baxaaya ayaa sheegaaya in Dawlada Imaaraadka carabtu qorshaynayso inay saldhig ciidamada Badda iyo Cirka ka dhisato Magaalada Berbera,… Sii akhri

Dalka Nigeria oo lagu qabtay bariis caag laga sameeyey

Posted on December 22, 2016 by Farah

Dawlada Nigeria ayaa shaacisay in Dalkeeda lagu qabtay Bariis laga sameeyey caag ama bac, masuul u hadlay Dalkaas ayaa sheegay… Sii akhri

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay qaybo kamida Puntland

Posted on December 19, 2016December 19, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland Post)-Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay degaano katirsan Puntland oo ay waayadii danbaba si weyn u saamaysay abaar baahsan,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close