Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Fanaanadii Ugu horeysay oo heesaa ka Noqota Soomaaliya oo Geeriyootay

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ku geeriyootay Fanaanadii ugu horeysay ee Soomaaliyeed ee noqota heesaa. Shamis ismaaciil abuukar… Sii akhri

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by Cowke

Duqeyn Diyaaradeed oo Ka Dhacday Gobolka Shabeelaha Hoose

Posted on December 7, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaan ay maamulaan Al-shabaab. Diyaaradaha ayaa… Sii akhri

Heshiiskii Gal-Mudug iyo Ahlusunno oo Muqdisho lagu Sixiixayo

Posted on December 6, 2017 by Cowke

Xarunta Madaxtooyadda Soomaliya waxaa maanta lagu wadaa in  lagu saxiixo dhameystirka heshiiska ay dhawaan gaareen maamuladda Ahlusuna iyo Galmudug. Munaabasadda… Sii akhri

Maxkmada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukuno ku riday Shabaab

Posted on December 5, 2017December 5, 2017 by Cowke

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay xukuno ku riddey Afar nin oo eedeysanayaal ah, waxaana qaarkood ay ku eedeysanaayeen iney… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo hakad galiyay isku socodka gaadiidka dadweynaha Muqdisho

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Cowke

Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa saaka lagu soo daadiyay wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo aad u farabadan oo… Sii akhri

Galmudug iyo Ahlusunno oo heshiis Hordhac ah ku gaaray Djabouti

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Cowke

Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa ku waramaya in halkaasi heshiis hordhac ah  ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Galmudug iyo… Sii akhri

Al-shabaab oo Weeraray Saldhig AMISOM Ku Leeyihiin Shabeelaha Hoose

Posted on December 4, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaalyahano ka Tirsan Al-shabaab in ay weerar ku qaadeen Saldhig… Sii akhri

Islow:-“63-Shabaab ahaa ayaa La Qabtay Kadib Qaraxii Isgoyka Zoobe”

Posted on December 3, 2017 by Cowke

Wasiirka amniga gudaha Xukuumadda federaalka Soomaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in Hay’adaha amniga Dowladda Soomaliya ay isku soo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay, kadib Safar dhowr Cisho qaatay

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay… Sii akhri

Madaxeynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.