Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo daah furay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay… Sii akhri

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho.

Posted on March 25, 2019March 25, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa goordhow soo gaaray Muqdisho. Xubo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ku soo… Sii akhri

Dhul gariir caawa ku dhuftay Kenya

Posted on March 24, 2019March 25, 2019 by Cowke

Wararka naga soo garaya dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in caawa dhul gariir uu ku dhuftay magaalooyin ku yaala… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo hargeysa lagu xiray

Posted on March 24, 2019March 24, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray wasiirkii Warfaafinta… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay guddiga doorashooyinka

Posted on March 24, 2019March 24, 2019 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee maamulkaasi. Wareegta ka soo baxday… Sii akhri

Isbadal lagu sameeyay saraakiisha Booliska Gobolka Banaadir

Posted on March 24, 2019March 24, 2019 by Cowke

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa isbadal ku sameeyay saraakiisha Booliska Gobolka Banaadir iyo taliyaasha saldhigyada degmooyinka Muqdisho. Hoos ka Aqriso isbadalka.… Sii akhri

Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Muqdisho iyo Wasiir ku xigeen lagu dilay

Posted on March 23, 2019March 23, 2019 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa soo afjaray weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen xarunta wasaarada shaqada iyo shaqaalada ee dowlada… Sii akhri

Xildhibaan ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray Muqdisho

Posted on March 23, 2019March 23, 2019 by Cowke

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka mamaamulka Hir-shabeelle ayaa ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray Muqdisho. Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeeda Geneva

Posted on March 23, 2019March 23, 2019 by Cowke

Wasaarada arimaha diba Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka Soomaaliya u fadhisa Soomaaliya magaalada Geneva ee Switzerland. Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya… Sii akhri

Qaraxyo iyo rasaas ka socoto Muqdisho

Posted on March 23, 2019March 23, 2019 by Cowke

Goordhow waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxyo si weyn looga maqlay guud ahaan caasimada. Qaraxyada ayaa ahaa ilaa labo qarax… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close