Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dagaal Beeleed Qasaare Geeystay oo ka dhacay Duleedka Dhuusamareeb

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare dhimasho iyo dhawac geystay oo ka dhacay deegaano katirsan gobalka galgaduud.… Sii akhri

Posted on April 27, 2018 by Cowke

Wasaarada Amniga oo Beenisay in Hubkii Imaaraadka Carabta lagu iibinayo Suuqyada Muqdisho

Posted on April 27, 2018 by Cowke

Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar ku saabsan in hubkii imaaraadka carabta lagu iibinayo Suuqyadda Madow… Sii akhri

Dhageysiga khudbadah musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la soo gabababeynayo

Posted on April 26, 2018April 26, 2018 by Cowke

Waxaa maanta oo khamiis ah lagu wadaa in markale xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka… Sii akhri

Xildhibaanada oo dhageeysanaya Qudbadaha Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka

Posted on April 25, 2018 by Cowke

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dhageysan doonaa khudbadaha waxqabadka qaar kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha… Sii akhri

Wasiir Katirsan Xukuumada Kheyre oo is casilay

Posted on April 23, 2018 by Cowke

Wasiiru Dowlihii Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku dhawaaqay in uu Goordhow… Sii akhri

Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Lagu Dhawaaqay

Posted on April 22, 2018 by Cowke

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa… Sii akhri

Ruux Meyd ah oo laga soo saaray Bali ku yaala Hargeysa

Posted on April 22, 2018April 22, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka ee Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maydka ruux rayid ahaa… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu dhawaaqayo

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa in ka badan bil kadib maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa. Xildhibaanada ayaa kulamadoodii hore waxa… Sii akhri

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in ay dib u bilaabeyso wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by Cowke

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay in guul laga gaaro Wada-hadalka u dhaxeeya Dowladda dhexe ee… Sii akhri

Laascaanood oo laga taageeray Musharxnimada General Moorgan

Posted on April 19, 2018April 19, 2018 by Cowke

Xili shalay uu ku dhawaaqay in General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan uu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.