Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Roobaab ma Hiigaan ah oo saacado badan ka da’aya Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka da’aya roobab ma hiigaan ah oo socda saacado aad u badan. Roobabkan ayaa… Sii akhri

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by Cowke

27,600 oo Arday oo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya maanta u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga

Posted on May 19, 2018May 19, 2018 by Cowke

Maanta oo Sabti ah oo ku beegan 19-ka May ayaa lagu wadaa in koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya uu ka biloowdo… Sii akhri

Duufaan halis ah oo ku soo foolleh dhul xeebeedka Puntland iyo Somaliland

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by Cowke

Duufaan xoog leh oo loogu magacdaray ONE ayaa la sheegay in ay ka soo kicikarto waqooyiga badwaynta Hindiya, waxaana la… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku wajahan Baydhabo

Posted on May 16, 2018May 16, 2018 by Cowke

Wafdi oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa maanta ku wajahan magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo caawa lagu soo dhoweyay Dooxa

Posted on May 13, 2018May 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar,… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii Jeeda Qadar

Posted on May 13, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafi uu hogaaminayo ayaa ku sii Jeeda Dalka Qadar. Wafdiga… Sii akhri

Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka oo ku Wajahan Magaalada Baydhabo

Posted on May 13, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxda Maamul Goboleedyada… Sii akhri

Shirweynaha Dib u eegista Dastuurka Dalka oo Maanta Muqdisho ka Furmaya

Posted on May 13, 2018 by Cowke

Goordhow oo maanta ah waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ka furmaya Shirka Qaran ee dib u eegista dastuurka… Sii akhri

Micheal Keating oo ku Wajahan Magaalada Hargeysa

Posted on May 13, 2018 by Cowke

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta ku wajahan Magaalada Hareysa ee  xarunta… Sii akhri

Micheal Keating oo ku wajahan Garoowe

Posted on May 12, 2018May 12, 2018 by Cowke

Wakiilka Xog-hayah Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa ku wajahan Magaalada Garoowe ee caasimada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.