Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay Colaadaha Tukaraq

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaaladii Puntland iyo Soomaaliland ku dhexmaray Tukaraq. Xasan Sheekh ayaa… Sii akhri

Posted on June 21, 2018June 21, 2018 by Cowke

Maamul goboleedkii ugu horeeyay oo soo dhoweeyay heshiiskii DFS iyo Itoobiya

Posted on June 19, 2018June 19, 2018 by Cowke

Maamul goboleedkii ugu horeeyay ee kamid ah Maamul goboleedyada dalka ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhexmaray dowlada Soomaaliya iyo Itoobiya. Maamulka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Norway

Posted on June 19, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan… Sii akhri

DFS oo faahfaahisay heshiiskii Dekadaha ee ay la gashay Itoobiya

Posted on June 18, 2018June 18, 2018 by Cowke

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo wariyaasha shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahiyay heshiiskii… Sii akhri

Yariisow” Diplomaasiyiinta ku Sugan Soomaaliya ma soo dhaafaan Xerada Xalane”

Posted on June 18, 2018June 18, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cismaan Yariisoow oo ka qeyb galayay munaasabad ka dhacday xarunta safaarada Turkiga… Sii akhri

Faahfaahin 3 wiil oo isla dhashay oo lagu dilayMuqdisho

Posted on June 18, 2018June 18, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay dil aad looga naxay. Dilkaasi ayaa ahaa in askari hubeysan oo… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo u Amba baxay Nowray

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka amba baxay garoonka Magaalada Muqdisho. RW… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo Ku Dhawaaqaya Goordhow Golihiisa Wasiirada

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee… Sii akhri

Wadooyinkii Xirnaa ee Muqdisho oo dib maanta loo furay

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Xili Dhowr cisho ay xirnaayeen wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa maanta wadooyinkaasi dib loo furay. isku socodka gaadiidka… Sii akhri

Muwaadiin Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Wararka ka imaanaya Magaaladda Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa ku waramaya in Xalay Magaaladaas dil iyo dhaawac loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.