Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dowlada Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Stadium Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay… Sii akhri

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Cowke

Darajada S.Guuto Oo Loo Xiray Gabadhii Ugu Horreysay Ee Soomaaliyeed

Posted on August 26, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa… Sii akhri

Abiy Ahmed “Tallaabo ayaa laga qaadayaa Cabdi Maxamuud Cumar iyo asxaabtiisa”

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Dr Abiy Ahmed oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta dalka Itoobiya ka howlgasha ayaa… Sii akhri

Trump iyo Uhuru oo ka wada hadlaya arimaha Soomaaliya

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by Cowke

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u ambabaxay safar uu ku tagayo magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka kaas oo… Sii akhri

Akhriso: ONLF iyo Madaxweynaha cusub ee DDSI oo heshiis wada gaaray

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by Cowke

Jamhadda ONLF ayaa sheegtay in ay heshiis la gaareen Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Maxamed, kadib wada-hadal… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Canada

Posted on August 25, 2018August 25, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed.… Sii akhri

Wasiiro katirsanaa Maamulka DDSI oo lagu xiray Hargeysa

Posted on August 23, 2018 by Cowke

Ciidamada Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay wasiiro kamid ahaa xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar kuwaa oo laamaha amaanka ay sheegeen iney… Sii akhri

Malaayiin Muslimiin ah oo maanta taagan Buurta Carafo

Posted on August 20, 2018August 20, 2018 by Cowke

Maanta oo ku beegan 9-ka Carafo ayaa malaayiin Muslimiin ah oo isaga kala timid dunida daafaheeda waxa ay taaganyihiin Buurta… Sii akhri

Gudoomiyaha Maxkamada sare oo shaqadii ka joojiyay garsoorayaal Maxkamadeed

Posted on August 20, 2018August 20, 2018 by Cowke

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Garaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay kaaliyeyaal  ka tirsan Maxkamadaha Dalka. Garyaqaan… Sii akhri

Khayre Oo La Kulmay Hay’adaha Garoorka, Cadaaladda, Amniga iyo Maamulka G.Banaadir

Posted on August 19, 2018August 19, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta taliska booliiska Soomaaliyeed kula shiray wasiirka amniga, dhammaan hay’adaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.