Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Maamul goboleedyada dalka oo hakiyay xiriirkii kala dhaxeeyay DFS

War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ku soo… Sii akhri

Posted on September 8, 2018September 8, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xasan Sheekh

Posted on September 6, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynihii hore ee dalka, Mudane Xasan Sheekh… Sii akhri

Nicholas Haysom oo badalaya Micheal Keating

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Cowke

Waxaa guud ahaan dhamaatay waqtigii xil heeynta xog-hayah gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya  Micheal Keating. Xoghayaha… Sii akhri

Kismaayo : Shirkii madaxda maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maalintii labaad ka socdo shirka madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya. Shirkaan oo shalay furmay… Sii akhri

Al-Shabaab oo baahisay magaca iyo qabiilka nin isku qarxiyay Muqdisho

Posted on September 5, 2018September 5, 2018 by Cowke

Al-shabaab ayaa baahisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyay xarunta Degmadda Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir maalintii axada ahayd. Sida laga… Sii akhri

Gafoow oo ku guuleystay Xildhibaan Federaalka ah

Posted on September 4, 2018September 4, 2018 by Cowke

Cabdullaahi Gafoow Maxamuud Taliyihii hore ee NISA ahaana Taliyihii laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa ku guuleystay doorashada kursi kamid… Sii akhri

Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka oo maanta ka furmaya Kismaayo

Posted on September 4, 2018 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa maanta oo Talaado waxaa ka furmi doono shirka Madaxda maamul Goboleedyada Dalka Soomaaliya.… Sii akhri

Doorashada kursi ka banaan Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhuusamareeb ka dhaceeyso

Posted on September 4, 2018 by Cowke

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah ay ka dhacdo doorashada kursi kamid ah… Sii akhri

Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Qaaradda Afrika

Posted on September 4, 2018 by Cowke

Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah,… Sii akhri

Kulanka Guddiga Amniga oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on September 4, 2018 by Cowke

Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.