Maamul goboleedyada dalka oo hakiyay xiriirkii kala dhaxeeyay DFS

War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ku soo dhamaaday shirkii madaxda maamul goboleedyada.

Shirka ayaa waxaa ka soo baxay in guud ahaan la hakiyay xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Dhexe ee Soomaaliya.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku fashilantay in xiriir wanaagsan ay la yeelato maamul goboleedyada.

Warkaan oo faah faahsan dib kala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post