Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wadooyinka Muqdisho oo guud ahaan xiran

Waxaa guud ahaan xiran wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ee caaasimada Soomaaliya. Wadooyinkaasi waxaa subixii hore ee saakay la… Sii akhri

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by Cowke

Maamul Goboleedkii ugu horeeyay oo ka jawaabay hadalkii Wasiir Beyle

Posted on October 25, 2018October 25, 2018 by Cowke

Xili maanta warqad ka soo baxday wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle looga dalbaday maamul goboleedyada in… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo amar ku soo rogay Hoteelada iyo Maqaaxiyaha Muqdisho

Posted on October 24, 2018October 24, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa goordhow oo caawa ah soo saaray awaamiir ku… Sii akhri

Wasiirka Maaliyada oo warqad u diray Maamul Goboleedyada

Posted on October 24, 2018October 24, 2018 by Cowke

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle  ayaa looga dalbaday madaxda maamul Goboleedyada soo gudbinta… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo Suuqa Bakaaraha ku Qabtay Burcad dadka dhacayay

Posted on October 24, 2018October 24, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saaka suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxa ay ka sameeyeen howlgalo. Howlgalkaasi ayaa waxa ay ku… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in la Joojiyo Dagaalka Sool

Posted on October 23, 2018 by Cowke

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa baaq Nabadeed loogu diray Beelaha Walaalaha ah ee ku… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo amar siiyay wasiirka Gaashaandhiga

Posted on October 23, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda… Sii akhri

Wareysi: Dagaalkii gobolka Sool oo la isku gabal-dhacsaday iyo khasaaraha oo sii kordhay

Posted on October 22, 2018October 23, 2018 by Cowke

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa khasaaraha dagaalo culus oo ka dhacay deegaanka Dhummay oo dhacda koonfurta degmada Laascaanood… Sii akhri

Qarax miino oo caruur ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Posted on October 21, 2018October 22, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax miino… Sii akhri

Sucuudiga oo qirtay dilkii Wariye Jamaal Khaashuqji

Posted on October 20, 2018October 20, 2018 by Cowke

Dowlada wadanka Sucuudiga  ayaa qiratay dilkii loo geystay saxafigii caanka ahaa ee u dhashay dalkaasi sucuudiga oo lagu magacaabi jiray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.