Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Rajab Dayib Ordogaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah… Sii akhri

Posted on November 24, 2018 by Cowke

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Posted on November 24, 2018 by Cowke

Koox burcad Koonfur afrikaan ah ayaa ku dilay mawaadin Soomaaliyeed xaafadda Hanover Park oo hoos timaadda Magaalada Cape Town ee… Sii akhri

20-Dagaalame Oo lagu dilay Dagaalkii Gandarshe iyo Qasaaraha oo Wali sii Kordhaya

Posted on November 22, 2018November 22, 2018 by Cowke

Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Xaqiijiyey inay Dileen in ka badan 20-dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo isku dayey… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ku qaaday Balad-Xaawo

Posted on November 22, 2018November 22, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo oo dhacda xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in… Sii akhri

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo faah faahiyay qarax uu ka bad baaday

Posted on November 20, 2018 by Cowke

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka bad baaday qarax gaarigiisa loogu xiray ayaa faah… Sii akhri

Dagaal ka socdo duleedka Guriceel

Posted on November 19, 2018November 19, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal uu haatan ka socdo deegaanka Dhagaxyaale Oo 50.Km… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

Posted on November 17, 2018November 17, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhow Baydhabo ku ansixiyay Guddiga doorashooyinka maamulkaas. Guddiga la ansixiyay ayaa tiradooda waxa… Sii akhri

Baalamaanka Soomaaliya oo la horgeynayo miisaaniyada Dowlada

Posted on November 17, 2018November 17, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah maanta ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi ayaa xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri

Kooxda Daacish oo u digtay Al-Shabaab

Posted on November 17, 2018 by Cowke

Warkeeyska ku hadla afka kooxda Daacish ee lagu magacaabo Al-Naba ayaa lagu qoray fariin digniin ah oo loo dirayo saraakiisha Al-shabaab… Sii akhri

Doorashada Koonfur Galbeed oo dib u dhacday

Posted on November 17, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in dib ay u dhacday doorashada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.