Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweyne Farmaaajo oo ka socdo Muqdisho

Banaanbaxyo Ballaaran ayaa waxa uu ka socdaa Saaka qeybo Ka mid ah Magaalada Muqdisho. Banaanbaxyadaan ayaa waxaa lagu taageeyaa madaxwnaha… Sii akhri

Posted on December 10, 2018 by Cowke

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on December 10, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa xalay waxaa ka dhacay fal lagu dilay dad rayid ahaa kuwo kalena lagu dhaawacay.… Sii akhri

Xildhibaano” waa nalaga been abuurtay mana saxiixin Mooshinka Madaxweyne Farmaajo”

Posted on December 10, 2018 by Cowke

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow oo caawa ah wariyaasha kula hadlay xarunta Villa Hargeysa ee uu baarlamaanka guddiyadiisa ay… Sii akhri

AKHRISO: Golaha iskaashiga oo taageeray Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Posted on December 9, 2018 by Cowke

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa goordhow muujiyay fikirkooda la xariira mooshinkii ay ka soo gudbiyeen xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya… Sii akhri

Dibad baxyo looga soo horjeedo Mooshinka Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ka dhacaya

Posted on December 9, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa caawa laga dareemayaa abaabulo balaaran oo ku aadan dibad baxyo lagu wado in… Sii akhri

Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka oo ka horyimid Mooshinka madaxweyne Farmaajo

Posted on December 9, 2018December 9, 2018 by Cowke

Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka soo horjeeystay mooshinkii laga soo gudbiyay… Sii akhri

Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Farmaajo oo Warbaahinta la hadlay

Posted on December 9, 2018 by Cowke

Xildhibaanadii Baarlamaanka Soomaaliya ee gudbiyay mooshinka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay mooshinkaasi ay soo gudbiyeen. Xildhibaanada ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isilwasaare Kheyre oo kulan deg deg ah leh

Posted on December 9, 2018December 9, 2018 by Cowke

Warar hadda naga soo gaaraya madaxtooyada Villa-Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in kulan deg deg ah uu hadda… Sii akhri

Xildhibaano Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyay Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo

Posted on December 9, 2018December 9, 2018 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan heleeyno ayaa waxa ay sheegayaan in xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay mooshin ka gudbiyeen… Sii akhri

Indha Qarshe “Naxariisti wey naga dhamaatay Shabaab waa in ay Dareemaan Xanuunka Geerida.”

Posted on December 9, 2018 by Cowke

Taliyaha ciidamada Milatariga Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe oo wariyaasha kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in ay bilaabeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.