Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Tiro madaafiic ah oo lagu weeraray Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho

Xili maanta magaalada Muqdisho uu si rasmi ah u la wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya islamarkaasina Munaasabad ay ka dhacday Xarunta… Sii akhri

Posted on February 16, 2017February 19, 2017 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo la wareegay Madaxtooyada Villa Soomaaliya

Posted on February 16, 2017February 16, 2017 by Cowke

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha cusub ee Somaliya ayaa waxa uu maanta si rasmi ah ula wareegay Xafiiska shaqada ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Boqorka Sucuudiga oo ka wada hadlay xaalada Soomaaliya

Posted on February 16, 2017February 16, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis… Sii akhri

Nabadoon Wax kasoo Dhisay Xildhibaanada Baarlamaanka oo Muqdisho lagu Dilay

Posted on February 16, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in salaadii maqrib ee xalay kadib gudaha degmadaas… Sii akhri

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Hargeysa lagu xiray

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Cowke

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliand ayaa ku waramaya in halkaasi… Sii akhri

Soomaliand oo Warqad codsi ah u dirtay Donald Trump

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Cowke

Xukuumada Somaliland ayaa ka codsatay dowladda Mareykanka in laga saaro liiska dalalka Trump uu ku soo rogay xayiraadda Socdaalka. War… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo hakisay howlihii garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Cowke

War kooban oo ka soo baxay wasaarada Duulista hawada sare ee xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la hakiyay howlihii… Sii akhri

Dagaal culus oo ka bilowday Deegaanka Camaara

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal culus uu goordhow ka qarxay deegaanka Camaara ee Gobolkaas, kaasi oo… Sii akhri

Dooni u rarneyd Galmudug oo ku degtay xeebaha Badweynta Hindiya

Posted on February 14, 2017February 14, 2017 by Cowke

Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda deegaanada Galmudug oo ka soo Shiraactay dalka Imaaraadka ayaa ku Degtay Badweynta Hiinyada… Sii akhri

Shiikh Mukhtaar Roobow oo Isku Dhiibaya Maamulka Koonfur Galbeedka Soomaliya

Posted on February 14, 2017February 14, 2017 by Cowke

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Afhayeenkii Hore ee Xarakada Al-shabaab Shiikh mukhtaar Roobow Cali Abuu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close