Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Cali Khaliif oo laga hor istaagay in uu tago Buuhoodle

Wararka ka imaanaya Degmada Buuhoodle ayaa ku waramaya in maanta halkaa ay ka taagantahay xiisad dagaal oo sida la sheegay… Sii akhri

Posted on June 19, 2017June 19, 2017 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo:- “Al-Shabaab ha qaataan Dib u heshisiinta”

Posted on June 18, 2017June 18, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay soo xiray shirka Dib u heshiisnta qaran ayaa baaq u diray Al-Shabaab.… Sii akhri

HARGEYSA: Xukun lagu riday dad raashin cunayo Bisha Barakeysan Ee Ramadaan

Posted on June 18, 2017June 18, 2017 by Cowke

Maxkamadda degmada Hargeysa, ayaa Xukunno ku ridday toddoba Dhalinyaro ah oo ay mid kamid ahi Gabadh tahay, kuwaas oo ay… Sii akhri

War Muriyeed:- Shirweynaha Wadatashiga Qaran oo la soo Gaba gabeeyay

Posted on June 18, 2017 by Cowke

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha… Sii akhri

General Gabre Egziaber oo Loo Magacaabay Xil Cusub

Posted on June 17, 2017 by Cowke

Col. Gabre Egziaber oo ah Sarkaal Ethopian ah ayaa xil cusub looga magacaabay Urur Goboleedka IGAD, iyadoo uu ka dalacay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre oo ku booqday Isbitaal Madiino dad qaba Dhaawacyo kala duwan.

Posted on June 17, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday… Sii akhri

Baydhabo: Nin Dilay mid ka mid ah Ergooyinkii Koonfur Galbeed oo la qabtay

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by Cowke

Ciidamada Amaanka Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xalay gacanta ku dhigay nin ka tirsan  Al-shabaab oo kamid ahaa 3-nin… Sii akhri

Weerar Ismiidaamin ah iyo mid Toos ah oo lagu qaaday Hotel ku yaalo Muqdisho

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Cowke

PP- (MUQDISHO) Weerar isugu jira Qarax iyo rasaas Toos ayaa  xalay lagu qaaday makhaayadda BOSH oo ku taala Xafadda Banaadir Degmada… Sii akhri

Warbixin: Sacuudiga oo ku Hanjabay in Soomaliya laga xanibi doono Xajka

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Dowladda Sacuudiga ayaa wadamado badan oo Afrikaan oo badi Muslimiin ah ugu caga-jugleeneysa in ay ka xayiri doonto aadista  Xajka… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Qadar uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xiriirka ka dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close