Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ingiriisku u soo… Sii akhri

Posted on March 3, 2019March 3, 2019 by Cowke

Gal-Mudug “Dowlada Soomaaliya ayaa weerar nagu soo qaaday”

Posted on March 3, 2019March 3, 2019 by Cowke

War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee dhuusamareeb ayaa lagu sheegay in Duullaan Xalay ay Dowladd Federaalku Ku… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo u amba baxay Geneva

Posted on March 3, 2019March 3, 2019 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u amba baxay baxay magaalada… Sii akhri

Madaafiic ku dhacday xarunta madaxtooyada Soomaaliya

Posted on March 2, 2019March 2, 2019 by Cowke

Goordhow waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ku soo dhacday tiro madaafiic ah. Ilaa 3 madfac oo… Sii akhri

RW Kheyre “Jawaab ayaan ka bixineeynaa qaraxyadii Shabaab ay geeysteen”

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Ra’isulwasaare Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray isbitaallada iyo goobtii ay Al-Shabaab weerartay. Kheyre ayaa u mahad celiyey Ciidammada Qalabka Sida… Sii akhri

Siyaasiga Cabdi Bare oo ku baaqay in la soo xiro madaxda amniga dalka

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Siyaasiga Cabdi bare Yuusuf Jibriil horayna u soo noqday xildhibaan Baarlamaanka katirsan ayaa ka hadlay weeraradii iyo qaraxyadii ka dhacay… Sii akhri

Burbur baaxad leh oo ka dhashay qaraxyadii Muqdisho

Posted on March 1, 2019March 2, 2019 by Cowke

Iyada oo ciidamada dowlada Soomaaliya ay galabta soo afjareen weerarkii khasaaraha badan geystay ee xalay ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay qaraxyadii iyo weeraradii Muqdisho

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii Muqdisho

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey qaraxii iyo weerarkii arxan darada ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho… Sii akhri

Ciidamada amaanka iyo kuwa Al-Shabaab oo ku dagaalamaya gudaha hoteelka Makka Al Mukarama

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Ciidamada amaaanka dowlada Soomaaliya iyo kuwaAl-Shabaab ayaa wali ku dagaalamaya Maqaaxida Hilaac iyo Hoteelka Makka Al-Mukarama ee Muqdisho. Ciidamada amaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close