Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Xilkii ka qaaday Xisaabiyihii Guud ee Dowlada

Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Shirka Khamiis la ahaa oo goordhow ay Muqdisho ku yeesheen Xilkii waxa ay uga… Sii akhri

Posted on October 5, 2017October 5, 2017 by Cowke

Shariif Xasan” hadii Federaalka la waayo Dowlada Somalia wey bur-bureysaa”

Posted on October 5, 2017October 5, 2017 by Cowke

Maamulka Koofur Galbeed ayaa ka digay qorshe ay sheegeen in lagu lagu bur-buriyo nidaamka Federaalka ee Soomaaliya. Madaxweyne maamulka Koofur… Sii akhri

133 Ruux oo lagu dilay duqeymo Cirka ah oo ka dhacay Suuriya

Posted on October 5, 2017October 5, 2017 by Cowke

Faah-faahino dheeri ah ayaa laga helayaa duqeymo diyaaradeed oo ka kala dhacay magaalooyinka Raqa iyo Deer Al-Soor ee Dalka Suuriya.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Suudaan, lana kulmay Cumar Xasan Al Bashiir

Posted on October 5, 2017October 5, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa caawa kulan la… Sii akhri

Shirkii Maamul Goboleedyadda ee Kismaayo oo dib u dhacay

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by Cowke

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonan karo waxaa dib u dhacay shirkii maanta oo arbaco ah ay ku balansanaayeen… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Wajahan Dalka Suudaan

Posted on October 3, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Khartoum ee Caasimadda Suudaan.… Sii akhri

Somaliland:-“Il-dheer ayaan kula Soconaynaa Saldhiga Turkiga ee Muqdisho”

Posted on October 3, 2017October 3, 2017 by Cowke

Maamulka Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in si dhow ay ula soconayaan dhaqdhaqaaqyada ka soo kordha saldhiga millatari ee Turkigu… Sii akhri

Dawladda Soomaaliya oo ka heshay Boqortooyada Sucuudiga $50 Million oo kaalmo

Posted on October 3, 2017October 3, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee dib u… Sii akhri

Ilhaan Cumar ”Xayiraadii dhanka socdaalka ee Trump xalkeedi ayaan ku Jirnaa”

Posted on October 2, 2017October 2, 2017 by Cowke

Kulan ka dhacay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Mareykanka ayaa waxaa wada yeeshey Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta

Posted on October 2, 2017October 2, 2017 by Cowke

Guddoomiyaha Golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mundane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasho rasmi ah ku joogo Dalka Masar ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close