Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Wasiirka Dowladda Britain u Qaabilsan Arrimaha Afrika oo booqday Muqdisho iyo Hargeysa

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Britain ee arrimaha Afrika, Rory Stewart ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku yimid dalka Somalia, isagoo siyaabo… Sii akhri

Posted on August 22, 2017 by PP-Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay Golihiisa Cusub ee Wasiirrada: AKHRISO

Posted on August 21, 2017August 22, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf], ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada, waxaana xubnahan ka dhexmuuqda wasiirro horay… Sii akhri

Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta loo Gudbiyay Aqalka Sare

Posted on August 21, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa fadhigii maanta ee Aqalka Sare ay Muqdisho… Sii akhri

Xukuumadda Kenya oo ugu baaqday shacabka Boni inay halkaas uga baxaan muddo kooban

Posted on August 21, 2017August 21, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay Duqeymo ka bilaabeyso dhulka kaynta badan ee Boni ee ka tirsan… Sii akhri

Madaxweynihii xilka waayay ee Hirshabeelle oo ka hadalay Go’aankii Dowladda Dhexe

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay dhawaan xilka ka qaadeen Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle… Sii akhri

Madaxweynaha Khaatumo oo si adag uga hadlay dagaalkii ka dhacay Buuhoodle

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by PP-Muqdisho

Buuhoodle (PP) ─ Xaaladda degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa daggan maanta sida ay dadka deegaanka inoo sheegeen, iyadoo ciidamadii… Sii akhri

DALXA: “Dowladda dhexe ee Somalia yaysan ka aamusiin maamullada fara-gelinta ku haya”

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in ujeeddada iyo hadafkii laga lahaa nidaamka Federaalka uu ku socdo… Sii akhri

Al-Shabaab oo Saddex Ruux ku Gowracday Kenya iyo Xiisado ka taagan Gobolka Xeebta

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by PP-Muqdisho

Lamu (PP) ─ Maleeshiyaad looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa seddex qof ku gowracay, kaddib markii ay… Sii akhri

Weerar ay ka dhashaeen khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Magaalada Barcelona

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by PP-Muqdisho

Barcelona (PP) ─ Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay in ka badan 30-qof oo kalena way dhaawacmeen kaddib weerar… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Sharciga La-dagaalanka Argagaxisada

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa lagu meel-mariyay sharciga La-dagaalanka Argagaxisada,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close