Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

AMISOM oo joojisay Shaqooyinkii ka socday Xalane iyo Amarro ay soo saartay [AKHRISO]

Muqdisho (PP) ─ Taliska AMISOM ayaa joojiyay muddo shan maalmood ah dhammaan shaqooyinkii iyo dhaqdhaqaaqyadii ka socday Xalane ee xarun… Sii akhri

Posted on November 9, 2017 by PP-Muqdisho

DANJIER KEATING: Madaxda Qaranka waa inay Hirgaliyaan Heshiiskii lagu saxiixay Muqdisho

Posted on November 9, 2017November 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga Qaramada Midoobey ee Somalia Michael Keating, ayaa ka hadlay rajadooda ku aaddan in la dhaqan-galiyo heshiiskii… Sii akhri

Wasaaradda Difaaca oo u digtay Ciidamada Somalia iyo AMISOM ee Dagaalka la galaya Al-shabaab

Posted on November 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia ayaa digniin kasoo saartay hawl-gallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay Ciidanka Millateriga DF… Sii akhri

YARIISOOW: QM waxaan ka codsanaynaa inay xoojiyaan Doorka Dowladnimo ee Somalia

Posted on November 8, 2017November 8, 2017 by PP-Muqdisho

 Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Somalia ayaa warbixin kooban oo ku aaddan horumarka warbaahinta dalka u gudbiyey hay’adaha QM, gaar… Sii akhri

Ganacsatada Muqdisho oo sheegay in Dowlada Soomaaliya ay kordhisay Canshuuraha

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ganacsatada alaabaha kala soo daga Dekedda Muqdisho ayaa sheegay in lagu kordhiyay lacagihii laga qaadi jiray, iyagoo… Sii akhri

Al-shabaab oo Degmada Bu’aale ku toogatay Rag ay ku sheegeen inay ahaayeen Basaasiin

Posted on November 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa Magaalada Buu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe maanta ku toogtay Afar Rag ah oo ay… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo Is-casilay

Posted on November 6, 2017November 6, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Wasiirkii Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Somaliland, Maxamed C/llaahi Obsiiye ayaa iska-casilay xilalkii wasiirnimada iyo midkii Golaha Dhexe… Sii akhri

Turkiga oo sharaxaad ka bixiyay Ujeedada uu Saldhiga Millateri uga Hir-geliyay Muqdisho

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin lagu soo daabacay Wargeyska Daily Sahab ee kasoo baxa Turkiga, ayaa looga hadlay furitaanka saldhigga cusub… Sii akhri

Madaxweynihii Jamhuuriga ahaa ee Mareykanka oo sheegay inuu u u codeeyay Clinton

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxwaynihii hore ee Mareykankan, George Bush oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa shaaca ka qaaday inuu u… Sii akhri

Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo Ansixiyay Qodob u Ogolaanaya inuu Qayb ka noqdo…

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa maanta ka dooday ajande cusub oo lagu soo daray xeer-hoosaadkooda, kaasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close