Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Jama Farah

Shir looga hadlayey natiijadii laga gaarey Mashruuca CIP labadii Sano ee Lasoo dhaafay oo Kenya lagu qabtay

Shirkaan oo muddo dhowr beri ah ka socey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ahaa mid looga hadlayey horumarrada laga… Sii akhri

Posted on December 25, 2017 by Jama Farah

Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Jama Farah

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha  Madaxtooyada ee  xiriirka  goleyaasha Ahna Afhayeenka Dawladda Puntland  ayna ka mid ahaayeen Agaasimeyaal kala ah… Sii akhri

Shir lagu gorfaynayey siyaasado dhaxal-gal u ah shaqaalaha Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on December 7, 2017 by Jama Farah

Shir looga hadlayey siyaasadda Tababarka iyo Hagidda shaqaalaha cusub ee khibradda u baahan Coaching and Mentoring ayaa waxaa lagu qabtay… Sii akhri

Xubno u tartamayey cidda noqonaysa Agaasimaha Mac-hadka shaqaalaha Puntland oo maanta laga qaaday Imtixaankii Afka ahaa

Posted on November 30, 2017 by Jama Farah

Xarunta hay’adda  shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaankii  afka ahaa (Interview)-ga ee loogu tartamayey qofka noqon… Sii akhri

Shir looga hadlayey tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Garoowe kusoo xirmay

Posted on November 30, 2017 by Jama Farah

Shirkaan oo  muddo saddex maalmood ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa waxaa lagu lafo gurayey… Sii akhri

Shir looga hadlayey hannaanka Xifdinta iyo Kaydinta Xogta Dawladda oo Garoowe lagu soo xiray

Posted on November 29, 2017 by Jama Farah

Waxaa maanta lagu soo gebo-gebeeyey  Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland shir muddo afar maal mood ah uga… Sii akhri

Tartan furan oo loo galay cidda noqonaysa Agaasimaha Mac-hadka Tababarka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Jama Farah

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa manta qaaday imtixaan loo geleyey booska Agaasimaha guud ee Mac-hadka tababarka shaqaalaha dawladda… Sii akhri

Shir Lagu soo bandhigayey natiijadii ka dhalatay Tirokoobka shaqaalaha Puntland oo Garowe lagu qabtay

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Jama Farah

Barnaamijka hubinta iyo tirokoobka shaqaalaha dawladda Puntland( HR Audit)  oo saconayey muddo afar bilood ah islamarkaana lagasoo sameeyey dhammaan shaqaalaha… Sii akhri

Shir looga hadlayey siyaasadaha hannaanka maamulidda iyo kaydinta xogta dawladda oo Garoowe lagu qabtay

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by Jama Farah

Shirkaan oo looga hadlayey hannaanka siyaasadaha kaydinta maamulidda xogta dawladda ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda qorshaynta, waxaana ka soo qayb… Sii akhri

Puntland oo wax ka beddel ku samaysay hannaankii loo qaadi jirey imtixaanka shaqaalaha dawladda

Posted on November 14, 2017November 14, 2017 by Jama Farah

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland  ayaa qaaday imtixaanka qaybtii ugu horreysey ee wejiga labaad ee mashruuuca tayaynta shaqaalaha dawladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.