Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Fahad Yaasiin oo gacanta loo galiyay NISA iyo Gorod oo xilkii waayay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa  saaka xilkii  ka qaaday masuuliyiin ay kamid yihiin Taliyihii ciidanka Milateriga Soomaaliya iyo Agaasimihii… Sii akhri

Posted on August 16, 2018August 16, 2018 by Liban Yusuf

Akhriso: Baarlamaanka Puntland oo soo saaray Lifaaqa 4-aad ee dastuurka

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by Liban Yusuf

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta soo saaray Lifaaqa 4-aad ee dastuurka Puntland, kadib markii shalay ay caddeeyeen in aysan xilligaan Puntland… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay Taliyeyaal Federaalka ah oo lagu xiray Kismaayo

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by Liban Yusuf

Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar uu ugu maqnaa dalka… Sii akhri

Soomaaliya oo dhex-dhexaadinaysa Eritrea iyo Jabuuti

Posted on August 14, 2018August 14, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku howlan tahay sidii  ay u dhex-dhexaadin la hayd dowladaha Eritrea iyo Jabuuti.… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay Wasaarada Dastuurka

Posted on August 13, 2018August 13, 2018 by Liban Yusuf

Guddiga joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta la kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku xigeenka Wasaarada… Sii akhri

Faallo:- Maxaa la gudboon Soomaalida Itoobiya?

Posted on August 13, 2018August 13, 2018 by Liban Yusuf

Isbeddellada siyaasadeed oo hadda ka socda Itoobiya way ka duwan yihiin kuwii dhacay 1974kii, markii boqortooyadii Xayle Salaase  ciidammadu ay… Sii akhri

Itoobiya:- Guddoomiye cusub oo loo doortay Xisbiga Soomaalida

Posted on August 12, 2018August 12, 2018 by Liban Yusuf

Wasiirka warfaafinta dalka Itoobiya Axmed Shide ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha xisbiga Dimuqraadiga shacabka Soomaalida Itoobiya. Axmed Shide waxaa Guddoomiyaha u… Sii akhri

Taariikhdooda baro inta aadan la midoobin, taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano – Qaybtii 4aad

Posted on August 12, 2018August 12, 2018 by Liban Yusuf

DAMACII MASAARIDA IYO BARAARUGGII XABASHIDA Sidii aynu horayba u soo sheegnay Itoobiya waxay soo martay ku dhawaad sadex boqol oo… Sii akhri

Somaliland oo ka baxday heshiiskii Haamaha shidaalka Berbera

Posted on August 11, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto Madaxweyne ku shaaciyey in xukuumadiisu la wareegtay Haamaha shidaalka Berbera, amniga iyo… Sii akhri

Saraakiil ciidan oo ka goosatay Somaliland iyo Puntland oo saldhig siisay

Posted on August 11, 2018August 11, 2018 by Liban Yusuf

Korneyl Jamaal Baaxad oo ahaa Ammaan-duulihii saldhiga saddexaad ee ciidamada Milateriga Somaliland ee Gobolka Sanaag ayaa shalay galinkii dambe ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close