Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Muxuu galay Xildhibaan Cawil oo laga cafiyey?

Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne Deni uu cafiyey Xildhibaan Cawil Daad oo madaxweynaha su’aal weydiiyey dhawaan. War qoraal ah… Sii akhri

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by Liban Yusuf

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiiradda Jubbaland?

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu… Sii akhri

Soomaaliya oo shirar iyo bandhigyo uga qeyb galeysa Qadar

Posted on October 30, 2019October 30, 2019 by Liban Yusuf

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa ka qeyb galaya shirarka iyo bandhiga tiknolojiyadda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Erdogan

Posted on October 29, 2019October 29, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu… Sii akhri

Dibad-bax maalintii labaad ka dhacay Muqdisho

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad oo xiriir ah ka socda dibad-bax lagu dalbanayo in la furo jidadka xiran. Gaadiidleyda Bajaajta… Sii akhri

Kalfadhigii 45-aad ee Baarlamaanka Puntland oo furmay

Posted on October 26, 2019October 26, 2019 by Liban Yusuf

Waxaa hadda xarunta Baarlamaanka Puntland ka furmay kalfadhigii 45-aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Xafladda furitaanka kalfadhiga 45-aad ee Baarlamaanka Puntland… Sii akhri

Shirka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo furmay

Posted on October 23, 2019October 24, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Sochi ee dalka Ruushka waxaa maanta ka furmay shirkii Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo… Sii akhri

Yuu Axmed Madoobe u magacaabay ku xigeenadiisa?

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay labada Madaxweyne ku xigeen ee maamulkiisa. Wareegto ka soo baxaday… Sii akhri

Garoowe oo qiiqdey, Sidee wax u dhaceen shaley?

Posted on October 22, 2019October 22, 2019 by Liban Yusuf

Inta aan ogahay waxa ay aheyd markii ugu horeysey ee Taayiro dab la qabadsiiyay lagu gubbo goobta caanka ah ee… Sii akhri

Ganacsade caan ah oo lagu dilay Kismaayo

Posted on October 20, 2019October 21, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Jubbaland waxaa caawa fiidkii lagu dilay ganacsade caan ah. Allaha u naxariisee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close