Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Maxaa dhacay sanadkii tegay? Maxaase ugu dhaawac weynaa?

Taariikhda ugu weyn ee caalamku ku xisaabtamo kal-tirsiga ee la yiraado miilaadiga ayaa saacado ka hor qaar kamid ah dunida… Sii akhri

Posted on January 1, 2020January 1, 2020 by Liban Yusuf

Minister Elias: The Puntland Ministry of Civil Aviation has achieved its 2019 plan

Posted on December 30, 2019June 27, 2022 by Liban Yusuf

Garowe (PP News Desk) — The Minister of Civil Aviation and Airports of Puntland State of Somalia Ilyas Osman Lugatoor… Sii akhri

Shabaab ka baxsaday xabsiga dhexe ee Xamar

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by Liban Yusuf

Xasbiga dhexe ee magaalada Muqdisho waxaa la sheegay in maanta ay ka baxsadeen saddex maxbuus oo xukunaa. Saddexda maxbuus oo… Sii akhri

Soomaaliya oo shisheeye ku eedeysay qaraxii Muqdisho

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by Liban Yusuf

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in qaraxii Ex-Control Afgooye ka dhacay uu qorshihiisa lahaa dal shisheeye. Bayaan… Sii akhri

Soomaaliya oo Turkiga uga tacsiyeysay Injineero uga dhintay weerarkii Muqdisho

Posted on December 28, 2019December 28, 2019 by Liban Yusuf

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, oo ay wehelinayeen masuuliyiin kale ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo labo sharci saxiixay

Posted on December 26, 2019December 26, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciga Maareynta Maaliyadda Guud iyo sharciga Shirkadaha Ganacsiga oo hagaya… Sii akhri

Puntland oo xooga saareysa tayeynta ciidamada

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey Taliska Ciidanka Daraawiishta ee Garoowe (54-aad). Madaxweyne Deni ayaa… Sii akhri

Degmada Towfiiq miyey ka baxday gacanta Puntland?

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by Liban Yusuf

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhameystirayey heshiisyadii ay horey ugaareen beelihii ku dagaalamay… Sii akhri

Somaliland: Muuse, Faysal iyo Cirro oo saddex arrimood kawada hadlay

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinayo ku xigeenkiisa ayaa maanta Madaxtooyada Hargeysa kulan kula qaatay guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka… Sii akhri

Dhaawacyo la geeyey Muqdisho

Posted on December 22, 2019December 22, 2019 by Liban Yusuf

Garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaa galinkii dambe ee maanta ka degtay diyaarad gaar ah oo sidey qaar kamid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close