Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Muuse Biixi oo u duulay Addis Ababa, xili uu ku sugan yahay Farmaajo

(Hargeysa – PP) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalda Addis Ababa ee… Sii akhri

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by Liban Yusuf

Farmaajo iyo Justin Trudeau oo ku kulmay Addis Ababa

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau. Bayaan… Sii akhri

Maxaa looga arrinsanayaa shirka IGAD ee Addis Ababa?

Posted on February 8, 2020February 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galay meertada 33-aad ee shirka madaxda dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo ku… Sii akhri

Aqalka Sare oo ansixiyay shacriga doorashooyinka Qaranka

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka doorashooyinka Qaranka heer Federaal. Golaha Aqalka Sare oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharci lagu muransanaa

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii ay dhawaan ansixiyeen Labada Aqal… Sii akhri

Deni oo maamul KMG ah u magacaabay Galdogob

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maamul ku meel gaar ah u magacaabay degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Digreeto ka… Sii akhri

Isimo ka tegay Sool iyo Ceyn oo ka degay Muqdisho

Posted on February 6, 2020February 6, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, waxaa maanta lagu soo dhaweeyey isimo ka tegay gobolada Sool iyo Ceyn. Isimadan ayaa kala… Sii akhri

Ugaas Al-shabaab sameysteen oo isku soo dhiibay Jubbaland

Posted on February 6, 2020February 6, 2020 by Liban Yusuf

Dowladd goboleedyada Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay Ugaas ka tursanaa Al-shabaab. War lagu baahiyey warbaahibta… Sii akhri

Mareykanka oo baaq u diray DFS iyo dowlad goboleedyada

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada in ay heshiis ka gaaraan khilaafkooda. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Garowe: Weriye ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo la xiray

Posted on February 5, 2020February 6, 2020 by Liban Yusuf

Booliska Puntland ayaa Garowe ku xiray Cumar Maxamed Soomane oo ahaa weriyihii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Puntland. Xariga Soomane waxaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close