Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Kantaroolka cusub koonfurta magaalada Garoowe oo la dhagax dhigay.

Duqa degmada Garoowe oo ay weheliyeen taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay kantarool cusub… Sii akhri

Posted on August 29, 2019August 29, 2019 by Gambool

Diyaaradaha ka duulaya iyo kuwa ku degaya garoonka Kismaayo oo lagu amray inay Muqdisho soo maraan.

Posted on August 29, 2019August 29, 2019 by Gambool

Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa awaamiir duldhigtay shirkadaha diyaaradaha ka dhoofaya iyo kuwa… Sii akhri

Soomaaliya oo soo dhoweysey diidmada Qaramada Midoobey ee qaraarka 1267.

Posted on August 29, 2019August 29, 2019 by Gambool

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya qaramada midoobey Abuukar Daahir Cusmaan waraysi gaar ah bixinayey ayaa golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ku bogaadiyay diidmada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo sagootiyey ciidamo loo diray howlgal khaas ah.

Posted on August 29, 2019August 29, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xerada tababarka ciidamada ee Gen. Goordan booqasho sagootin iyo dardaaran ah… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka iskaashiga Africa iyo Japan.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo… Sii akhri

Senator Cabdi Qayb-diid: Majirto sabab madaxda federalka & dowlad goboleedyadu u kala maqnaadaan

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qayb-diid oo katirsan xildhibaanada aqalka sare ee Soomaaliya ayaa waxa uu si adag uga hadlay dhammaystir… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo lagu soo dhoweeyey degmada Hobyo.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Madaxweynaha xilligiisii dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar aan horay loo shaacin ku… Sii akhri

Shir dib loogu eegayey dastuurka Soomaaliya oo Garoowe lagu soo xirayo.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa maanta lagu soo xirayaa shir looga arrinsanayey arrimaha dastuurka kumeel gaarka ah ee… Sii akhri

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka qaybgalay casho sharaf loo sameeyey guddiyada dastuurka.

Posted on August 28, 2019August 28, 2019 by Gambool

Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan casho sharaf iyo xog waraysi… Sii akhri

Guddoomiye Cali Soomaali: “Somaliland Yubbe oo ciidamo aan reer Sanaag ahayn joogaan ayey ka joogtaa gobolka”

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Maamulka Puntland ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee gobolka Sanaag, ciidamadii ka soo goostay Somaliland iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close